600 Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo 10 Sano Xukun Ah Ku Riday Sarkaal Jabhada Garxajis Kamid ah, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo 10 Sano Xukun Ah Ku Riday Sarkaal Jabhada Garxajis Kamid ah,

Axmed Cadib oo kamid ahaa Saraakiisha Jabhada Garxajis ee Hada uu hogaamiyao Kornayla Caare oo in mudo ah gacanta ugu jiray maamulka SNM ayaa Maanta Lagu riday Xukun 10 Sano Xabsi ah,

Halkan Ka Daawo Video

Sarkaalkan oo maamulka Muuse biixi Ku Haytso Aas aaska Jabhada Hada Uu Hogaamiyo caare iyo Arimo La xidhiidha in uu Ka Hor yimid Maamulka Jeegaanta ayaa Lagu Riday Xukun,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...