Deg Deg Daawo Video:Faroole Loo Magacaaabay Xil Cusub,

Gudiga Joogtada ah ee Golaha aqalka Sare dawlada fadaraaka soomaaliya ayaa magaalada muqdisho u yeeshay kulan ay uga hadlayaan xaalada dalka iyo arrimaha khilaafka dawlada iyo maamul goboleedyada,

Halkan Ka Daawo Video

Guddiga ayaa U magacowday Gudoomiyaha Golaha xalinta khilaafadkaĀ  dawlada iy maamulada Xildhibaan cabdiraxmaan Faroole,