Deg Deg Daawo Video::Cabdimaalik Coldoon Oo Lagu Soodhaweeyay jigjiga,

Wariye Cabdimaaalik Coldoon ayaa maanta si diiran loogu Soodhaweeyay magaalada Jigjiga Ee caasimada Ismaamulka Soomaalida,

Halkan ka Daawo video

Soodhaweynta Cabdimaalik waxaa ka qeyb qaatay maamulka Cusub Ee mustafe cagjar iyo shaacabka Deegaanka,

 

Wariyee Colddoon ayaa lagu xasuusta sidii uu Ula dagaalami jiray maamulkii hore Cabdi Iley  dhanka Media iyadoo maamulka Muuse Biixi Mudo badan ku dadaalay sidii  ay gacanta Ugu galin lahaayen Mr coldoon