Qaar kamid ah barlamaanka labada Gole EE maamulka SNM oo maanta La hadlay warbaahinta ayaa Ku hanjabay In Xabad ay Madaxa Kala Dhacayan Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo hadii uu Hargaysa Ka soo dago Isagoo Aan Aqoonsan maamulka SNM
Halkan Ka Daawo Video
Xubno Kamid ah barlamaanka SNM oo Ka hadlaaya arrinkan ayaa yidh’Muxuu ka soo Doonaya Hargaysa Waa og yahay adeerkiis waxa uu ka sameeyay Hargaysa Mala Mala kumoowd ayaa keenaya’