Gudoomiyaha Gobolka Sool ugu Magacaaban Maamulka Puntland Mr Balidhiig Oo maanta kula hadlay Warbaahinta Magaalada Garoowe Ayaa Ka hadlay Socdaalka Wasiirka Arrimaha Gudaha SNM ku joogo laascaanood ina Kaahin iyo Arrimo la Xiriira Xoreenta Sool.
Halkan ka Daawo Video
Gudoomiyaha ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Ina Kaahin oo la ogaa dhibtii iyo Dagaaladii uu U Geestay Shacabka SSC in uu maanta Tamash leeyo laascaanood Walibana Ku yimaado waxaan Nabad ka dhex curinaya dhulbahante dhexdiisa.
Xoreenta Gobolka Sool ayuu sheegay in Dhawaan Dagdag looga Sifeen Doono maleeshiyada Jeegaanta Deegaankaasi,