Waxaa maanta Magaalada Berbera Ka dhacay Xaflad Loo qabtay Qaar kamid ah Maleeshiyaadka Maamulka SNM Gaar ahaan Kuwa ay ugu Magac Daren Ciidanka Badda.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Kulanka Waxaa ka Hadlay Qaar kamid ah Taliyaasha Maleeshiyaadkaasi oo mar ay ka hadlaayen Xuduudka Badda Ee Maamulkooda Shegay in Ay Boosaaso 15 Kiilo mitir u jiro Xuduud Badeedka Somaliland,

By Xuseen