Gudoomiyaha Golaha dhexe Xisbiga  Kulmiye Ee maamulka SNM  Jaamac Shabeeel oo shalay xubno kamid ah Xisbiga Ay sheegen inay Xilkii Ka Qaaden ayaa Hada La Hadlay Warbaahinta.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Mr Shabeel ayaa sheegay in khilaaf Ka dhex jira Xisbiga uusan Jirin islamarkaana waxa kaliye Ay is hayaan ay tahay Muuse Biixi iskuna hayaan Diinta Islaamka iyo Arrimo la xidhiidha Xerka Jinsiyada Ee Muuse Biixi Wado.