Deg Deg Daawo Video:Horgal Baashe Oo Sir Culus Kashifay iyo Muuse Biixi Oo Go’doomiyay Laascaanood,

Horgal Baashe Cali jaamac oo kamid ah Xubnaha Xisbiga Wadani Ee Maamulka SNM oo maanta Soo gaadhay magaalada Laascaanood Ayaa Ka hadlay Arrimo Badan Sida Xaalada Tukaraq Dagaalka Koonfurta Sool iyo Sir Ku aadan Xayiraad Maamulka SNM saaray Laascaanood.

Halkan Ka Daawo Video

Baashe Waxaa u sheegay in Maamulka Muuse Biixi Hogaamiyo uu ku amray Hay’adaha In aysan Dhaafi Karin Magaalada Caynaba Islamarkaana waxaa uu ku Calamadiyay Deegaankaasi Mid Dagaal Ka oogan yahay iyadoo Hay adihii Gobolka ay ku Xayiran yihiin Magaalada Caynaba.

 

Dhanka kale Waxaa uu Baashe Ka hadlay dagaalka Tukaraq iyo kan Koonfurta Sool iyo maleeshiyaadka Ka Mushahaar Qaada SNM ee Ku Sugan Gudaha iyo daafaha Laascaanood.

Hoos Ka Daawo Muqaalkan