Gudoomiyihii horre Gobolka Nugaal Cumar Farawayne oo 3 sanno xilka hayay ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Xilwareejintii uu sameeyay Maanta.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Arrimaha uu ku nuuxnuuxsadey waxaa ka mid ahaa inay muqadas tahay xoreynta Gobolka Sool.
Warar madax banaan ayaa sheegaya Suurtogalnimada in Korneyl Cumar loo magacaabo xil kale oo uu ka qaban doono Xukumada uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas)