Deg Deg Daawo Video:Buuq Ka Dhashay Socdaal Muuse Biixi Ku Tegay Xaafad Hargaysa Kamid Ah,

Hogaamiyah maamulka SNM muuse Biixi ayaa Socdaal Buuq iyo Hadal hayn Badan Dhaliyay Waxaa uu ku tegay Xaafada New Hargaysa Ee Isla Magaalada Hargaysa iyadoo siyaabo kala Duwan Shacabka Hargaysa U Falan qeeyen Socdaalka Muuse Biixi ee Xaafada News Hargaysa,

Halkan Ka Daawo Video