Qeylo Dhaan Xoogan ayaa ka soo yeedhayHaweenaka  Deegaanka Ceeryan ee gobolkanSanaag Halkaasi oo weerar joogto ah ay ku hayaan jabhad ay dhawaan samaysatay beesha Habar Jeclo.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan ka Daawo Video

Hadaba Haweenka Deegaanka Ceeryan Ee Gobolka Sanaag ayaa Baaq Adag ka soo saaray Xaalada Cakiran ee deegaankaasi iyo Jabhada Cusub ee beesha Habar Jeclo samaysatay,

 

Si kastab ha ahaate Jabhadan Beesha Habar Jeclo waxaa Ka horeeysay Jabhada Beesha Garxajis Bari.