Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bangiga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird, ayaa maanta si wada jir ah u saxiixay $80 Milyan oo ah qaybtii hore ee mashruuca bank-ga adduunku uu dawladda Soomaaliya ku abaal mariyay. Halkan Ka Daawo Video Wasiirka maaliyadda XFSContinue Reading

Munaasibad siweyn loosoo agaasimey oo lagu caleemasaarayey Caaqil Maxamuud Maxamed Cabdi oo kusoo biiray madax dhaqameedka gobolka Cayn ayaa lagu qabtay deegaanka Sool-joogto oo 25 KM dhanka waqooyi ka xiga magaalada Buuhoodle. Wufuud tiro badan oo ka kala yimi Buuhoodle iyo deegaanada ku xeeran ayaa ka qaybgalay munaasibad dhaqameedkan sidaContinue Reading

Odayaash Beesha Bahrarsame ugu waaweyn gaar ahaan cuqaasha beesha Bahrarsame ayaa Walaac Ka muujisay Taageerada iyo Garab istaaga soomaali garab istaagtay Shacabkii lagu xasuuqay Tuulada dhumay. Halkan Ka Daawo Video Beesha Bahrarsame waxaa ay Sicad usheegtay in Soomaalida ka hadlaysa arrinka Colaada qayaad iyo bahrarsame iyo  kuwa gargaarka ufidinayaba AyContinue Reading

Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika iyo kan Q/Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira & Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Labada masuul ayaa Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Sida wararku sheegayaan waxaa kulanka diiradda lagu saaray khilaafka dowladdaContinue Reading

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Maanta Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Hargaysa waxaa ay Si cad usheegen in aysan Dhacay Doorashada Wakiilada maamulka Somaliland Islamar ahaantaasna aanu Muuse Biixi Diyaar u ahayn Qabashada Doorashada. Halkan Ka Daawo Video Hadaba waxaa ay Sheegen Xisbiyada Ucid iyo Xisbiga Wadani inay qabanayaan shir Ay KagaContinue Reading

Dhawaan markii Odayaasha Beesha Cabdi garaad Qayaad Warbaahinta us o bandhigen Dad Lagu Gubay Dagaalkii Dhumay ayaa rrinkaasi waxaa Ka jawaab caliyay Xubno ka soo jeeda Beesha Bahrarsame Kuwaaso Maanta kula Hadlayw arbaahinta Degmada Kalabaydh. Halkan Ka Daawo Video Odayaashan Reer kalabaydh waxaa ay Sheegen in Uusan jirin wax dadContinue Reading