Deg Deg:Raali galin Ku socota Akhristayaasha khaatumonews.com

Dhamaan Bulsha weynta Soomaaliyeed ee sida Tooska ah ugu xidhan Warsidaha Caalamiga ah Khaatumonews waxaanu u dirayna raali galin,

 

Mudo Gaadhaysa 16 saac oo webka ay Ka socotay Shaqo Dib u Habeen ah waxaa meesha Ka baxay Wararkii Online-ka ahaa ee aad webka uga baraten

 

Hadaba Waxaa hada si caadi ah U shaqo galay Webka oo loo dhameeyay dhamaan Shaqadii laga hayay.

 

Maamulka Webka Khaatumonews.com Waxaa uu leeyahay Macaamiisha Ku Xiran Khaatumonews Markasta waxaa Heegan idiin Ah Hawlkaro Madaalayaal ah oo idinka Haqab tira Wararka Soomaalida iyo Caalamka intiisa Kale.