Deg Deg Daawo Video:Siyaasi Kashifay Fadeexad Ku Gadaaman Madaxtooyada Muuse Biixi,

Mid kamid Ah Siyaasiyiinta Maamulka SNM oo warbaahita Kula hadlay Hargaysa ayaa Kashifay in Ay Xidhan tahay madaxtooyadii Maamulka SNM ISlamarkaana u Handaraaban tahay Koox Loogu Magac Baxshay 7+1,

Halkan Ka Daawo Video

Siyaasigan ayaa sheegay in Muuse Biixi ay ku Gadaaman yihiin Todobo Qof oo Albaabka u rogay Siyaasadii Muuse Biixi Islamarkaana Ka hor keenay Dadka Deegaankaaasi kaliyana Fuliya waxay u arkan in uu Dan u yahay,