Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka tirsan ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Puntland,Nabadoono iyo dad weyne watay calanka jabhada ONLF.

 

Markii uu soo gaaray Boosaaso ayuu Cabdikariin Qalbidhagax la hadlay dadkii soo dhaweeyay isagoona sheegay in Boosaaso uu u yimid sidii uu ula kulmi lahaa dadkii ka xumaa xirigiisi waxan sida oo kale uu uga mahad celiyeye soo dhaweynta ay u sameeyen.