Maayirka Magaalada Berbera Ee maamulka somaliland ayaa sheegay in Madaxweynihii Hore Maamulka somaliand Cigaal uu Warqad u soo diray isaga 2015,
Halkan Ka Daawo Video
Warqadan uu soo bandhigay Maayirka Berbera ayuu sheegay in uu Kaga Codsaday Dhul la isku haysto taaso layaab ku noqotay shacaba Deegaankaasi,