Mid kamid Ah saraakiisha Maamulka SNM oo Maanta Kula hadlaayay Warbaahinta Magaalada laascaanood ayaa Hanjabaado kala Duwan u diray Shacabka Laascaanood iyo Beelaha Koonfurta Sool.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Taliye Ku xigeenka Maleeshiyaadka Booliska SNM ayaa sheegay In La Togan Dono Qofkii Lagu arko isagoo laascaanood Dhexdeeda la maraaya Qori islamarkaana waxaa u ku hanjabay inay Ku Duuli Doonan Deegaanada Beelaha Koonfurta Sool isku hayaan.