Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Weerar Ka dhacay xalay Magaalada Garoowe Weerarkaasi oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Taliye Muxiyadiin oo kamid ah Sarakiisha Puntland oo ka hadlaaya Khasaaraha Dagaalkan ayaa sheegay in Labo Askari Ku Dhaawacan tahay Islamarkaana Gaadhi Looga Gubay Ciidanka Puntland Sidoo kale Waxaa uu sheegay taliye Muxiyadiin in Gabadh uur leh Ku dhimatay,