Haweenay Kamid ah Kuwa Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa Xalay Sax dhexe ku umushay Cusbitaalka hooyada iyo Dhalaanka ee Degmada Xamar Jajab ee magaalada muqdisho wiil.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hooyadan ayaa markii ay Umushay Wiilkan waxaa ay kaga Carartay Cunugeeda Cusbitaalka iyadoo maamulka Cusbitaalku ay La wareegen Nolosha Cunugan oo mudo saacado Labataneeye ah Jira,
Waa Arrin murugo Xambaarsan islamarkaana qalbiyada Dadka Kaga Oohinasa Dhacdooyinka Isdaba jooga ah ee Ka Dhaacaya Xamar.