Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolada Hiiraan iyo Jubooyinka ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta dagaal kula wareegay degaano ka tirsan goboladaas oo ay horey u joogeen Al-Shabaab. Halkan Ka Daawo Video Ciidamada huwanta oo saaka waaberigii qaaday weerar ayaa la wareegay degaano ku yaalla duleedkaContinue Reading

Wakalada caalamiga ah ee Indian Ocean ee dalka Faransiiska ayaa cadadkeedii u dambeeyay ee Jimcihii waxay daabacday warbixin ay ku sheegtay in wasiirka maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi uu wada hadalo qarsoodi ah la yeeshay dhigiisa Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo masuuliyiin kale oo ka trisan madaxda dawladda Soomaaliya. WarbixintanContinue Reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay arrimo dhor ah oo la xiriira dhinacyo ay kamid yihiin Siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka. Wasiirka ayaa khudbadiisa si gaar ah diiradda ugu saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo DowladdaContinue Reading

Mid kamid Ah Siyaasiyiinta Maamulka SNM oo warbaahita Kula hadlay Hargaysa ayaa Kashifay in Ay Xidhan tahay madaxtooyadii Maamulka SNM ISlamarkaana u Handaraaban tahay Koox Loogu Magac Baxshay 7+1, Halkan Ka Daawo Video Siyaasigan ayaa sheegay in Muuse Biixi ay ku Gadaaman yihiin Todobo Qof oo Albaabka u rogay SiyaasadiiContinue Reading

R/wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa ay¬† maamulka Somaliland ka codsatay inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo dawlda Soomaaliya,Maadaama uu horey u xaliyay Muranka Itoobiya-Ereteriya, Djibouti iyo Ereteriya iyo khilaafaadka Koonfurta Suudaan.   Axmed Xasan Cigaal, oo kamid ah Xubnaha Maamulka Somaliland¬† oo la hadlay wakaaladda wararkaContinue Reading

Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Axmed Baarqab ayaa sheegtay in ay jiraan goobo ku yaalla Magaalada Muqdisho,kuwaasoo la geeyo haweenka Jirkooda ka ganacsada,taasina ay tahay wax aan la aqbalikarin. Halkan Ka Daawo Video Gudoomiye Jawaahir waxa ay sheegtay in ay jiraan gabadho la Afduubtay oo ilaa iyo hadda aanContinue Reading