Deg Deg:Farmaajo Kashifay Arrimo Badan
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo waraysi siinayey Telefashinka Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Maamul gobaleedyada Puntland Iyo Jubaland guud ahaan fashilka doorashada Soomaaliya. Farmaajo wuxuu Deni Iyo Axmed Madoobe dusha ka saaray inay sabab u yihiin inuu fashilmo heshiiskii iyagu ay qorteen, baarlamaanku meel mariyeen ee 17kaContinue Reading
War Deg Deg Ah:Dagaal Saaka Mar Labaad Ka Qarxay Gobolka Sool,
Dagaal beeleed hubaysan, ayaa mar kale saaka dib uga qarxay ceelka Dhabar-dalool, oo koonfur kaga beegan degmada Duddun ee Gobolka Sool. Daryanka rasaasta culus oo laba dhinac ah, ayaa laga maqlayaa goobta dagaalka, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin karin. Goob-joogayaal kuContinue Reading
Deg Deg Daawo:Labada Maamul Ee Hawiye oo Qarka Saaran inay Ka Horyimaadan Farmaajo kulan Caawa Ka Dhacay Muqdisho.
Waxaa kulamo kala duwan ku yeeshay Muqdisho saacadihii lasoo dhaafay Madaxweynayashii hore dalka Hassan Sheikh Mohamud, iyo Shariif Sheikh Ahmed sido kale Madaxweynaha Galmudug, Ahmed Abdi kaariye Qoor Qoor.iyo Madaxweynaha Hirshabelle. Wadahadal dheer oo caawa dhexmaray Ali guudlaawe, qoorqoor iyo midawga musharixiinta ayaa ugudanbeyn la isku raacay in ladiido mudoContinue Reading
War Deg Deg Daawo:Garaad Cabdirashiid Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Gobolka Sool
Post Views: 464Continue Reading
War Deg Deg Ah Daawo:Caaqilka Beesha Barkad Oo Ka Hadlay Colaada Gobolka Sool,
Post Views: 559Continue Reading
Fadeexad Weyn Dawlada Somalia Calan khaldan ku soo dhaweysay Safiirka Ruushka
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay danjiraha Ruushka Michail Golovanov kaasoo ay kawada hadleen qadiyado khuseeya xiriirka labada waddan. Is-aragan wuxuu kusoo aadayaa xilli maamulka Farmaajo iyo Beesha Caalamka ay madaxa iskula jiraan sababo ku aadan muddo kororsiga labada sano ee “sharciContinue Reading
War deg deg ah:Dagaal Culus Oo Ka socda Gobolka Sool.
Dagaal Beeleedkan ayaa Qarxey Ceelka Dhabar Dalool oo 25 Km kaga beegan dhinaca Koonfureed magaalada Xuddun ee gobolka Sool Subax nimadii saaka. Dagaal Beeleedkan ayaa u dhaxeeya laba beelood oo shaydaan ka adeegtay .. Waxaa jira Khasaare badan oo isugu jira Dhimasho iyo dhaawac , Sida la xaqiijiyey 8 DhaawacContinue Reading
War Deg Deg Ah:Ciidanka Somaliland Raadinaya Gabadh Lacag Farmaajo Soo Siiyay
Ciidamada booliska somaliland oo raadinaya Haweenay Sheegtay in Madaxweyne Farmaajo Siiyey Lacag aad u badan………Sida ay Sheegayaan warar aan Helnay Ciidamada booliska Somaliland ayaa raadinaya Haweenay Lagu Magacaabo Kobra Xasan Xaaji Maxamuud oo ku Sugan gudaha Somaliand , Haweenayda Ayaa baraha bulshada ku Faafisay Cod ay ku Sheegayso inay MagaaladaContinue Reading
War Deg Deg Ah:Goodax Barre Oo Sheegay in Farmaajo ku Dhiman Doono Muqdisho
Wasiirki hore Waxbarashada Somalia Goodax Barre ayaa shaaciyay in madaxweynaha Soomaaliya ku dhiman doono gudaha Muqdisho. Goodax ayaa hadalkan caawa shaaciyay xili ay qasan tahay xaalada magaalada muqdsho. Cabdullaahi Goodax Barre oo ka hadlaya Club house Ayaa yiri ‘Farmaajo wuu ku dhiman karaa dagaal ka dhaca xamar, Maxamed Siyaad barreContinue Reading