maqal iyo muuqaal
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa kasoo baxay fadhiisinnadii ay ku sugnaayeen, iyagoo dul degay magaalada Ceel-Afweyn.
Qeybta maqal iyo muuqaal
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta oo xalay wadajir loo soo saaray. Madaxweynaha ayaa ku
maqal iyo muuqaal Archives
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay Midowga Musharaxiinta ayaa tilmaamay in wadahadalladu ay ahaayeen kuwo miro dhal ah oo ka tarjumaya biseylka ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey - Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu Waday In Uu Bari Ka Dhaco Magalada Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=3bcrdFBb8UY&t=33s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka - Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh Midowga Musharaxiinta.Ra’iisul Wasaaraha ayaa kala hadlaya murashaxiinta arrimaha doorashooyinka iyo amniga dalka https://www.youtube.com/watch?v=_pR60ZReg0Q&t=186s
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia - Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu Shirkaan kumatali Doono Ra'isulwasaare Maxamed xuseen rooble waxaana looga hadlayaa Qodobo ay kamid yihiin Banaanbaxyada Lafilayo ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa - Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin guusha laga gaari karo, dhinacyada dawladda, Midawga musharixiinta iyo beesha caalamka ayaa wado qorshe aan kala ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay - Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, waxaa hotel Jaziira ku kulmay Janaraal Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade iyo mas’uuliyiin ka tirsan Midowga ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka - Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka Carabta https://www.youtube.com/watch?v=KLwGYslqgUM&t=1s
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale - Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
« Previous Page — Next Page »