600 Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka… | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…

DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada Caluula (Gardafuu) ee cirifka u dambeeya Soomaaliya, halkaas oo muhiimad weyn ku fadhida, ahna aaga ay isku hayaan dalal badan oo isku haysta gudaha Soomaaliya.

Safarka Deni, waxaa qeybka ah xubno Sirdoon oo kasocda dalal Shisheeye, gaar ahaana Imaaraatka iyo dal kale, ujeedaduna waa in goobtas ay la wareegaan lagana hirgaliyo Saldhig Milateri oo ay Imaaraatku horgal ka yihiin, balse ay dawlad kale leedahay ciidanka la keeni doono.

Ilo Sirdoon, waxay xaqiijinayaan in mashruucan uu qeyb ka yahay walaaleynta Isreal & Carabta ee uu waday Madaxweynihii hore ee Mareykanka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Abdirizak says:

    Asc. Adeercadifada ka daya qaranimada.kursiga xamar yaal putland baa ka miisaan badan .odayadi qrnigii 19aad lagaga baayacay barbera qadar lacaga . Waxay ingiriiska ugu jawaabee barbera waa go lagu qaado way ka weynka weyntahay. History repeats its self.ku ducaysta inaan dalkeenu gumaysi cusub yeelan

  2. Asha says:

    Viva Deni Jamhuriyada dimuqradiga puntlan waytashaneysaa soomalinimo ceelku dhacdey sugimeyso

  3. Xoriyo Ibrahim says:

    Jamhuriyada Xortah ee puntland waa in aygoaan garaan dhulkoodana utashtaan kanatashadaan siyaasada madhaleyskaa ee xamar taal

  4. jama says:

    Adeer Puntland dadkeedaa u tashanaya ikhtiyaarna u leh waxay doonaan inay sameeyaan cid wax laga warsanayaana ma jirto.
    Way dhamaatay xilligii lagusoo gabban jiray Soomaalinimo ee laysku dul noolaan jiray. Imaaraad kan yeelay iyo Kenya ayaa kan yeeshay waxaa ku qadhaabta kuwa aan goboladooda waxba ka qabsan karin ee doonaya inay magac dowladeed ku qaraabtaan. Imaaraad baad sheegaysaaye wixii dadkaa dani ugu jirto Deni baa loo doortay isagaana looga dambaynayaa. If you don’t like too bad !

  5. jama says:

    What a lie!




script>
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...