600 Deg Deg:Shirkii Baydhabo oo laga saaray wakiilkii madaxweyne Farmaajo | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Shirkii Baydhabo oo laga saaray wakiilkii madaxweyne Farmaajo

Wararka aan ka heleyno shirka guddiyada dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xalay laga saaray Cabdi Cali Raage oo ah la-taliyaha sii-hayaha xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Cabdi Cali Raage ayaa shalay gelinkii dambe kasoo muuqday furitaanka kulanka, taasi oo abuurtay su’aalo badan, maadaama uusan ka mid aheyn xubnaha 14-ka ah ee guddiyada farsamo ee uu soo magacaabay ra’iisul wasaare Rooble.

Labada xubnood ee uu Rooble magacaabay inay matalaan dowladda federaalka, ayaa kala ah: Wasiirka Dastuurka Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac iyo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji, sidaas darteed lama yaqaan waxa shirka dhex keenay Cabd Cali Raage.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...