Dhulbahanyaha Xilalka Looga Dhiibay Laascaanood Iyagaa la maamulaa
Dad badan ayaa aamisan in magaalada laascaanood ay maamulaan gudoomiyaha sool iyo maayarka degmada laascaanood balse xaqiiqda sidaa ma ahan waxaa maamula cali bare oo ah taliyaha ciidamada somaliland ee sool
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)
Comments are closed.
Tolow reerku madaxdiisa necebaa! Maruun ma la arki doonaa iyagoo madaxdooda jecel?
Horta adigu CILMIYOOW noogu horee bal aanu aragno sida ay kuu wasaane.
Haddii aad sidaa u og tihiin subax ku dareera oo iska dhiciya xiligiina waa la joogaa kacoo Dirira waa intood dhimanba waydaane