Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu dhamaaday ayaa daaha ka rogtay cashuur Barlamaanka soomaaliya siiyo Uurrka Alshabaab.
Sida xogta lagu helay Xildhibaan kasta oo kamid ah 270 mudane ee Barlamaanka soomaaliya, wuxuuu cashuur bilkasta usiiya ururka alshabaab lacag dhan $400 Dollar,
Lacagtan ayaa ah mid ururka alshabaab kaga badashen Barlamaanka Soomaaliya, amni taaso ay shaacisay Alshabaab in xildhibaankii bixiya Cashuurta la nabad galinaayo .
Sidoo kale Xogtan ayaa shaacisay in Qeybo badan oo kamid ah Wasiirada dawlada iyo Shaqaalaha hoose dawlada soomaaliya ay bixiyan lacagtaas,
Xildhibaanka Khaatumonews.com u waramay ayaa sheegay lacagta ay cabsida u bixiyaan shaqalaha dawladu ee ay siiyan alshabab in bilkasta ay noqoqo inta udhaxaysa 400.000 kun ilaa shan boqol oo kun oo dollar.

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)
Comments are closed.
Waar ninka web kan leh
Waa haldoor ka umada oo
Aan Loo ogayn xilka uu hayo .
Waar waligeed Alshababka reer xamarku way
Lashaqeeyaan .
Websiteka Maalin dhaafka 23/01/2021 Maantana waa 24/01/2021
Waxaan lee yahay kaagan sooqoraya
Xumaanta halaqarsado,
Dumarkii ayaa qarsanwaayay xumanta iyo
Xoogsheegashada ee see rag u, orankadhaa
Qarsada xumaanta iyo dulmiga.
Qofkuse madanbibuu galay hadii xoog loosheegto.