600 Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,

Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ahaan Ka soo jeeda Bariga Burco

Dilka Ninkan ayaa loo aaneeyay Dilalkii Hore uga dhexeeyay Beesha Dhulbahante iyo Beesha Bariga Burco.

Ninkan La dilay ayaa watay Geel iyo Qori uu ku hubaysna,

Dablayda Dishay Ninkan ayaa hore usii qaatay Qori uu ku hubaysna iyo geel uu watay.

Dhanka kale Maydka Ninkan ayaa caawa lagu aasaya Tuulada Dandan ee Buuhoodle.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. basha says:

    waar Waxaan wuxuushta ahi miyaanay ogeyn inay kumanaan daaqtaga oo ka shilis ninka daaqtagga ee reermiyiga inay Hargeysa,Berbera iyo Burco u daaq tageen oo ka shaqaystaan,ama ay tuban yihiin

  2. Yaabane says:

    Laakiin caqli xumaantooda ma waxay u haystaan inaan ninkaa cid loo dilayn, weliba haddii uu reerka la sheegayo yahay,si dedeg waad arki reaction.

  3. Nuunow says:

    Waxaan maqley ina coldoon ayaa tuladii buuhodle loo diray oo sirdoonka somaliland u direen..kkk..ha biqleyso..

  4. MOHAMUUD says:

    kuwa ay habeen iyo maalin dilayaan bini,aadam maaha miyaa .

  5. Buhodle man says:

    Jahliga saxaaafada idinka haya waa waxa keenaya inaydaaan Aqooon qaaaabka cinwaaanka loooo doorto xataaaa iska daaa Ethics iyo hufnaaan iyo ilaaalinta Source Dhab ooo war ka laga keeeeno
    Dameeeraaa qora webkaaan juhaladu haysato xumaaan ooo Dhana waaa istaaahishaan in la idinku yiraaah Yaa Najaaaaas

  6. basha says:

    Reerku talo ma leh mana fekeraan,waa wada sida kan leh adhibaa meel noogu xaraysan.
    Bal amarka Ilaahay dadka Isaaqa ah ee xagooda taga argati baa ka dhaxaysa,nin garboodkoodii iyo wax garadkoodiina Hargeysa Burco iyo Berbera ayey sida Adhiga u uban yihiin oo weliba ka shaqeystaan.

  7. basha says:

    Reerku talo mala mana fekeraan,waa wada sida kan adhi meel noogu xaraysan.
    Bala amarka Ilaahay dadka Isaaqa ee xagooda taga arati baa ka dhaxay,nin garboodkoodii iyo wax garadkoodiina Hargeysa Burco iyo Berbera ayey sida Adhiga u joogaan oo weliba ka shaqeystaan.

  8. shamaakh says:

    waa arin foolxun waa magan ninka dhexdaada daaqsatada ku ah in la dilo ilaahay isagana haw naxariisto

  9. Fardojaan says:

    Somalilander
    Hadii Ninkaas La Dilay Aad U Dishaan Afar Nin Oo Dhulbahante Ah,
    Soo Anaguna Xasuuqimayno Adhiga Tukaraq Noogu Xaraysan

  10. Somalilander says:

    Waligoodba Daaroodku dadka oo nabad isaga joogay ayay dacar ku ogaan.

    Beesha Habar Jeclo waa inay ninkaas la dilay kuwii dilay hadii la soo qaban waayo, 4 Dhulbahante ah madaxa ka tookataa.

    Ileen ayagaa bilaabay in dadka aan waxba galabsan la ugaadhsado.

  11. Fardojaan says:

    Miskiinkaas Tiisii Ayaa Dhamaatay.

  12. Haliye says:

    Ninkaas haduu ahaa innocent waa foolxumo, dhiiga qofka muslimka ah waa xaaraan ee iska jira qabri laba meter ah baa idin sugaya.

  13. Ali Muse Mire says:

    kkkkkk nacaybka siyaasad ku dabakha , Duleedka Buuhoodle oo lagu dilay nin isaaqa ah , miskiin Geeljire ah waa Burco iyo Berbera iyo Hargesia soo qarxiya oo xasuuqa iidoorka nax naaxay iyo ciidankooda weak up man !


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...