600 Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay

Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ee Beesha isaaq.

Taliyahan oo lagu magacaabo jaamacQoomaluud. ayaa dhawaan damaaciyay Qaar kamid ah Maxaabiista Jeelka ku xidhan kuwaaso fashiliyay isku dayga qooma luudnimada ah ee Taliyaha Habar Jeclo damcay.

Mudo labo Todobaad ah waxaa laascaanood, ka taagnayd xaalada iskudayga Damaaciga raga ah ee uu sameeyay taliyahaasi taaso abuurtay xiisad xoogan.

Galinkii danbe maanta ayuu taliye Qoomaluud ka baxsaday laascaanood isagoo afar aan cidi la ogayn oo dhuumasho ah kagana cararaayo arrinta uu sameeyay ugu anbabaxay Gobolka togdheer oo u deegaan ahaan ka soo jeedo.

Saacadihii uu ku jiray socdaalka ayuu la dhacay gaadhigii uu watay kaaso kula dhacay Duleedka Tuulada Oog ee gobolka sool halkaas oo dhaawac culus ka soo gaadhay taliye Qomaluud,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Crazy man says:

    War reer sool mawaxay taagan yihiin waanala wasay😂🤣
    Reer buhodlena geeli habar jeclo bay dhaceen whhi waa yaab tan oo kle

  2. Muqtar seefle says:

    Edoor waa laangaabyo waxana laandheere ah dhulbahante oo ka ah harti oo kasii ah kablalax oo hadana ah daarood ismaaciil,marka maalin cad ayan hargeysa qabsan Karna oo gumeysan Karna wuxuushta ee maan sidaas yeelno tolow

  3. jiite_1 says:

    waxaa wax la yaable ha qof leh anoo nin ah ayaa la kufsaday waxaa ka sii daran kuwan soo qoraaya wax laga yakhyakhsoodo waar is la yaaba macquul ma ah nin baa nin kufsanayaa waa sheeko igu cusub sarkaalku magaalo ayuu joogaa oo dumar ka buuxaan kuwan khaatimo news wax ku qorana waxaan leeyahay waar ceebta dadka ka daaya dadkiinana ha ceebaynina

  4. MOHAMUUD says:

    khaniisiinta soow idinku maydan soo horkacin waxay doonaan ayay samaynayaan ,kuyaaca oo kasaara deegaanka qoomul luudka snm

  5. Yaabane says:

    Waar dadka waxan qorayaa miyaan akhlaaqba la barin. Waa in dib loogu noqdaa sida la idiin soo barbraariyo ee edaabta la idiin baro.

  6. Oday says:

    Xishoodka laydin ka qaad. War ma waxaasaa wax lagu hadlo ah, inaad ummad dhab caydaan oo tiraahdaan waa qowmuluud. Beentani waa mid xagiina keliya ku kooban oo cid kale oo sheegtay waxan lama hayo. Dadka aad qowmu luud ku sheegeysaan sow abtiyo iyo qaraabo ma tihidin. War sidee wax idinka noqdeen
    Is daba qabta oo wax isku fala

  7. Sange says:

    Iidoor kkk abaarso miyaa laascaanood yimid walle kuwo badan was halis

  8. Sange says:

    Kkkkkkkkkkkk

  9. Fardojaan says:

    Mid Jaamac Siyaad Ah Ayuu Sigay Baa La Yidhi, Taliye Qoomaluud, Mid Bahararsame Ahna Darbigu Ka Dhacay Baa La Yidhi

  10. Xoriyo Ibrahim says:

    Idoor kuligood reer abaarso madishaan eygaqurmey ee qowmuluudkaa

  11. Hassan Aw Aden Buraale says:

    isaaq nacaybkiinu ma maantaa tiraahdeen, waa na waseen! kkkkkkk

  12. Sool Man says:

    kkkkkkk war eeyga eeygu dhlay duburta buuran hala waso oo dameeruhu ha wasan war iidorka sidii gaal iyo balaayo dabada uga marayen ayay umada mooden sidooda


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...