600 Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,

Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay

senterka Qabalaha shaxda Buuhoodle Waxaa Caawa ka dhacay shirwayne Balaadhan oo Nabadeed oo la isu keenay beelihii dhawaan dilku ku dhexmaray Buuhoodle.

shirkan waxaa sidoo Kale Goob joog ahaa Cuqaal iyo Waxgarad ka kala socda beelaha Adan ahmed iyo Cali ahmed oo kulankaasi goob joog ahaa.

Kulanka waxaa soo Qaban Qaabi Madaxda Dawlada deegaanka gaar ahaan Wafti ka kala socda Degmada Danood, Degmada Bookh iyo saraakiisha Ciidanka new booliska oo Nabada Qayb lixaad leh ka Qaatay.

Kulankaasi oo Mudo socda Waxaa la is af gartay in deegaanka laga wada shaqeeyo Laga heshiiyo Waxii dhacay, lana wada shaqeeyo Nabad deegaanka.

Intaasi kadib shiikh saleebaan oo dhalay Alle ha u Naxariisto Hasan shiikh saleebaan ayaa sheegay inuu Cafiye ninkii wiilkiisa dilay kana shaqaynayo Nabada iyo Walaalnimada.

Waxaa Kaloo Waxgaradka Labada beelood isku af garteen in gacan ta lagu soo dhigo eedaysana kale ee dilay alle Ha u Naxariistee Marxuun Ahmed Abdi kariin.

Ugu danbaytii Waxgaradka Labada Beeleed iyo maamulka dawlad deegaanka ayaa ku Balamay kulamo kale oo nabada Lagu xoojinayo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Fardojaan says:

    Masha Allah


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...