Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka dhacay Dhawaan gudaha Magaalada Buuhoodle.
Shalay ayaa magaalada Buuhoodle, waxaa soo galay Ciidamo itoobiyan ah kuwaaso shirar la qaaday Garaad Cabdirisaaq garaad Soofe,
Shirarkii Garaadka iyo saraakiisha itoobiya, kadib Beesha Cali gari ayaa la baxday gacan ku dhiigle gacanta ay ku hayen kaaso dilay Caaqil beesha Wacays Aaadan ah,
Talaabada ay Qaaden Maleeshiyaad kamid ah Beesha cali gari kulana baxsaden gacan ku dhiiglaha ayaa keentay in maanta ciidanka Itoobiya xabsiga dhigan 40 oday oo beesha cali gari ah
Xaalada Buuhoodle, Ayaa ka duwan saaka sidii hore waxaana Deegaanka Ka taagan Cabs xoogan,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.