600 Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,

Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha maamulkaas aya sameeyay arrin halis badan.

Somaliland, ayaa diiwangalintii ka socotay Sool, waxay dul keentay Xubno cadaan, ah oo ka kala socda Xafiisyadda Qaramada Midoobe iyo Midowga Yurub oo maamulkaasi ka caawiya arrimaha doorashada,

Somaliland, ayaa ujeedka ay u keentay xubnahan Saraakiisha ah ee ka socda Beesha caalamka sool, ayaa ahayd in ay tusan Sool in ay tahay Somaliland. oo dadku raali ka yahay waxaana xubnaha saraakiisha ah mid mid loo dultaagay goobaha diiwangalinta laascaanood oo la tusaayo in dadku somaliland yahay.

Hore Gobalada SSC. Dawlada Somaliya, waxay ugu sheegtay beesha caalamka ni ay tahay dhul lagu muran yahay oo Somaliland iyo puntland toona aysan ka talin sheegana karin dadka deegaankaasina hal maamul uusan kuwada socon..

Dawlada Fadaraalka ah ee Soomaaliya ,Ayaa Xafiisyadda Hay’adaha Qaramada Midoobe u gudbisay Dacwo ka dhan ah Xubno kamid ah Xafiisyada oo si khaldan uga hawl galay dhul ay dawladu ku sheegtay Meel lagu muran san yahay.

Dawada Soomaaliya, ayaa sidoo kale Saraakiisha sare Midowga yurub u gudbisay dacwo ka dhan ah Xubno kamid ah Midowga Yurub oo iyana qeyb ka ahaa safarkaas khiyaanada ah ee Sool lagu geeyay shaqaale kamid ah European Union,

Qeyb kamid ah Qoraalka Dawladu ka gudbay Xubnaha somaliland geysay laascaanood ayaa lagu yidhi“Sool and Sanaag regions, which are independent of any particular policy, have no separate administration and no one is in control of the members who went to Sool. On Jan. 11, 2021, they sided with the Federal Government of Somalia’s plan. It also offended the people of the area who are not happy with the policies of the surrounding administrations and we ask the authorities that control the officials, especially the United Nations and the European Union to call the 6 members who went to Sool and ask them why. take a unilateral decision and ignore the Somali government’s plan ”

Qoraalka Dawlada Somalia u dirtay Labada Xafiis Un-ta iyo European Union oo Khaatumonews .com Turjuntay ayaa u qoran sidan”

Gobolada SOOl iyo Sanaag, Waa meelo ka caagan siyaasad gaar ah Majirto maamul gooni uga taliya mana jirto cid gaar ah oo gacanta ku haysa xubnaha tagay Sool, markay Taariikhdu ahayd Jan 11, 2021 waxay dhinac maren Qorshaha Dawlada dhexe ee soomaaliya, uga meelyaal dhulkaas, waxay kaloo meel uga dhecen Shacabka deegaankaasi oo aan raali ku ahayn siyaasadaha Maamulada Hareeraha ka xiga waxaanu ka codsana xafiisyadda xakameeya saraakiisha si gaar ah Labada Xafiis ee United Nations-iyo European Union in ay u yeedhan 6 xubnood ee tagay Sool waxna laga weydiiyo sababta ay u qaaten go aan hal dhinac una baal maren qorshaha dawlada somaliya”

Sidoo kale Dawlada Somaliya waxay Ku canaanatay Xafiiska European Union, in uu si dagdag ah saraakiisha lixda ah ee afar kamid ah ka socden European Union, ay ka keenan jawaab.

Xubnahan oo lix Sarkaal ka kooban Ayay somaliland, safar qarsoodi ah ku gaysay Gobolka sool, si ay uga dhaadhiciyan Beesha Caalamka in Gobolkaasi yahay Somaliland loona madax goosto ama loo afduubo rabitaanka bulshada SSC,

wararka laga sheegan yihiin kuwo Been abuur ah islamarkaana somalialdn loo soo maryo dhaqaalaha Un-ta iypo European Union

Wararka ayaa sheegaya in Labada Xafiis dawlada somaliya,usoo jawaaben islamarkaana u sheegen in Xubnaha Tagay sool, ay ahaayen kuwo kor jooge ka ah qaab shaqada diiwaangalinta laakiin aysan u tagin arrimo siyasadeed,

Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Abdirisaq says:

    ENGALISH KU QORAN UU FIIRSATA KKKKK

  2. mr. geed says:

    Shaqsiga la magac baxay Caynaba car dhacso;
    Waa shaqsi ka aradan Xeerarka Diinta Islaamka, dhaqanka suuban, sharafta dadnimo iyo karaamada Haweeenka.
    Waa shaqsi malaa aan Hooyo dhalin ee malaa Laxi dhashay.
    Shaqsigaa Maxaa u geeeyey Cayda Haween!!!
    ILLAAHAY WAXAAN KAAGA BARYEY IN ALLE CUSUDUR AADAN KA KICIN KUGU RIDO.

  3. Mohamed ahmed says:

    Hhhhhhhhh ala qosol waynaa bal waxay ku sheekaynayaan eega xildhibaan cabdilqaadir indho indho ayaa kexeeyey nimanka

  4. Caynaba Car Dhacso says:

    Kkkkkkkkk marhadiii gabdhihii dhaadheeraa eeee dhilooyinka ahaa eeee dhiloos suuqa dhigay oo sawirtay oo waliba qoloyinkii odhon jiray SOOL & SANAAG waaaa dispute Aeria tusay sida naagaha dhiloos kayuugaa u gashay waaa allah mahadii…intaa wixii kazookeeya dhuuso baaa u aqaaan

    Guul Somaliland Republic!

    Kkkkkkkkkkkkkk

  5. Ibrahim says:

    Iidoor ku dawlad weeye haddii duulan soo kiciyo durji habar magaadluhu haddii dabunka soo goosto
    horta yaa la da’ ah weyla yaab dawyadaad xuliye.
    viva iidoor
    viva Somaliland

  6. Nofaqash says:

    Horta wax dalwad la yidha ama ka jirtaa somali mayaa ayaaa u taliya qarmada midoobey afikan union iyo sheydaan oo dhan mid kale cadaanku wax kasta waay ogyahiin waxeyleeyahiin basaasi meel wlaab u jogtaa ama dushey kaa dawanyaanaba

  7. maxamed axmed says:

    qofka waxan soo qoray ma cawaan buu u sheekaynayaa waar beesha caalamka waxba kama qarsoona wallaahi somaliland taakada ay joogtoba way ogyihiin ,sidee somaliya u dacweyn kartaa weftiga tegey laascaanood ,somaliland soota tukaraq joogta laascaanood imisa sano ayay somalilanmd ka talinaysey ,waar calool xanuunka iyo baroorta iska yareeya oo yaan la idinka dareemin kkkkkkkkkkkkkkk

  8. Somalilander says:

    kkkk

    Ma Abiye Ahmed ayuu ka dacweeyay? kkk

    Qofka aan quusan, isagaa ayaa quus ah.

  9. Safiyo says:

    doorkii dhulbahante aya amaqan waa inay mudaharaad sameeyan

  10. Safiyo says:

    waa hiil weyn hadanw aa wax yeelo warka ka soo baxay adeero farmaajo

  11. Safiyo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. kaarshe says:

    iidoorkii waxba ka raacay meesha kkkkkk


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...