Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka dhacay Buuhoodle oo lagu dilay Caaqil.
Beesha Caaqilka Laga dilay oo Kamid ah Beelaha Buuhoodle ayaa caawa iyana dilay Nin kale oo beesha Wax dishay loo tirinaayo
Xaalada Buuhoodle ayaa kacsan waxaana Laga maqlaya gudaha Magaalada Rasaas,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.