600 Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay

Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ka socda Isdiiwaangalinta Maamulkaas.

Deegaanada Dhulbahante, sida dadka wax magaradka ah loo diiwaangalinaayo looguna tumanaayo caqligooda waxaa kamid ah wax lamid ah Sabaalaha Caruurta marka ay cunto ama caano ka diidan lagu cunsiiyo.

Tusaale hadaan wax kugu tuso waxa kamid ah Cunug yar ayaad rabta inaad siiso Caano ama cunto kadibna dhiniciisa waxaa fadhiya cunuga mid kale oo ay walaalo yihiin dabadeed waxaad dareen tahay in uusan sidii aad rabtay wax u cuneen Dabadeed waxaa dhaqan u ah Somalida inay ilmaha marka uu wax diido midka ag fadhiya lagu Humiyo ama lagu hunguri galiyo iyado la dhaho”Hoo hebelow ka cun ama ka cab marakaas intuu Ooyo ayuu xasarad u cuna ilmuhu cuntada’ama u caba caanaha,

Xaalad Dhulbahante ee diiwaangalinta isaaq ayaa taas lamid ah”Tuulaba tuulada ku dhagan ama reerba reerka ku dhagan ayaa lagu humo goreyeenaya oo la dhahaya Hadaydan is diiwaangalin reerka kale reer Hebel ayaa is diiwangalinaya oo inaga XIldhibaano iyo waasiro badanaya!!

waa Ayaan daro iyo nasiib daro umad dhan in ilaa heerka meeqaamkooda dadnimo ay ugu tuntan oo beel lamid ah u galan safaf inay inay diiwaangashato!

Dhirbaaxo Quudheed Dugsadaha Aduuka dhagxume Kunoole

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Midnimo says:

    Waa run dadka dhulbahante waa duloobeen waxaana duleeyay raga u kacay oo xaasidnimo baabise is yasid iyaga dhexdooda ah dhaqan xumo islaweyni duli ah oo aan caqli salku lahayn muxuu ninka dhulbahante wax iska celiyaa walaalkii ayuu cadow uhaysataaye isaaqba uma jeedee indhihiisu waxay hayaan kan ladhashay waa kujirayaan duliga ay kujiraan oo ay noqdeen adhigii isaaqa iska lahaa qabiil ayaa dhulbahante iskaleh oo toos uqaatey duli alle.habado waxaa xaasaska unoqday isaaq maamulkooda alle haduleeyo duli waaba kujiraane marhadii ay duligaa qaateen


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...