600 Deg Deg:Deni Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiiradii Axmed karaash La safna, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Deni Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiiradii Axmed karaash La safna,

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qaar kamid ah Golaha wasiirada xilalkii ka qaaday, sidoo kale magacaabay kuwo cusub.

Wasiirada xilalkoodii waayay waxaa kamid ah, Wasiirkii Warfaafinta Cali Xasan Sabarey, Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Faarax Cawaash iyo Wasiir ku xigeenkii Maaliyadda Cumar Xasan Cumar (Fiqi), waxaana lagu baddelay siyaasiyiin hore xilal wasiiro uga soo qabtay Puntland.

Hoos ka akhriso wasiirada iyo wasiir ku xigeenada la magacaabay

1. Waxaa Eng. Cabdullahi Cali Xirsi (Timacade) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo dalxiiska

2. Waxaa Eng. Maxamuud Xaaji Saalax loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda

3. Waxaa Cabdi Ibrahim Warsame (Qawdhan) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.

4. Waxaa Ismaacil Saleeban Geelle loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta

5. Waxaa Axmed Siciid Ismaciil (Qolombe) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha, Tamarta iyo Macdanta

6. Waxaa Saynab Ismaciil Maxamed loo magacaabay Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo Isbadalka Cimiladda

7. Waxaa Maxamed Axmed Xasan loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha

8. Waxaa Maxamed Axmed Ismacil (Deero Dile) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Xirirka Caalamiga ah iyo Horumarinta Dhaqalaha.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. axmed says:

    beesha ugaadhyahan markay ka cararayeen khaatumo oo pintland ku ordayeen ka jooga ayaanu ka kari weynay, maantana, wakaas. Cali khaliif la tashta, khaatumona dhulka ha xoreyso.

    • Haawd says:

      Axmed khaatumo khiyaanayn ahayd lagu hodayo oo lagu dhantaalayo awooda beesha waaynaa muuqatay in madaxdii u kala dhuunteen Snm iyo Buuqland. Shirkii Taleex iyo shacabwaaynuhu daacad baay ahaayeen balse rag Soomaliland dabada kasoo waday baa kashifay shirkaa.

    • Garaadkaaga pinto says:

      Hadaad sii yaacdaan OO sii yaacdaan hadba meeshii caws idin daadisa. Cali bile iyo khaatumo waa ragii ugu liitay Qarniga, allaah baan kugu dhaarshee Ninkii Saaxdheer IIDOOR KA CAYRSHAY OO WAAYAY TOL IYO DAD DIFAACO GABADHOODU GUUR MAGASHO
      TAA IGA GAARSIIS DADKII GARAADKAAGA PINTI

  2. HILLAAC says:

    Ma GARANLAYDII siyaasaddaa war cusubi kasoo kordhay?

    Waxaa igu maqaalo ah (hadaan si khaldan wax la iigu sheegin) in Tima-cadde iyo Qawdhan aysan Karaash isku fiicnayn oo uu xifaaltan adagi ka dhexeeyey.

    Waxa ay marka tani u muuqataa in lagu carqaladaynayo heshiisiintii GARANLAYDA laga dhexwday ee loo ballansanaa bacda ciidda, waana mid loogu quusgoynayo Karaash.

    Isku soowada duub, maamulka GARANLEYDA AARAN-JAAN horboodayaan ee Garoowe kusoo ururay (oo aan waliba iyada nabadda ku haysan) maalmihiisu waa tirsanyihiin.

    Nasiib darraa Soomaalida haysata, waana wax ay kas badeen; kuwoodii ugu xumaa baa madax looga dhigay. Bal Deni eeg, oo Muuse Biixi eeg, oo Axmed-madoobe eeg; waa wada GARANLEY. Kaaga darane, mid walba jufadiisaa BUDH la horfadhida; car wax ka sheeg.

    Waxaa intaa dheer, waxaan daawanayey BBC-da oo Deni waraysanaysa. Wax allaale iyo wax laga fahmay majiraan. Sheekooyinkii marfashyaduu meesha keenay, waxa uu isoo xasuusiyay ina Cali-waraabe.

    Bal hoos ka daawada idinkaa yaabiye, nasiib darradaasaa Soomaali haysata.
    https://www.youtube.com/watch?v=fkCK9-qPUkc

  3. Maygagle says:

    Qofka bani aadamka wuxuu ixtiraam iyo qadarin yeelan karaa kolka dad iyo degaan uu leeyahay gacanta kuhayo nin dhulkiisii tala kulahayn cashuur bixiye ahayn cid qiimeyneysaa majirto ninka dhulbahante ee puntland xilka ka hayaa waxba kama duwana isaaq xamar xilalka ka haya

    • LAFARUUGAAWI says:

      DHUL-MA-HANTE
      DHULOOS DHUUNI RAAC KU BEDEL MA AHOO

      AHMED KARAASH PROGRAM WAA SOMALILANDER’E

      WAA CIIDE CIIDA MAANTA.COM

  4. Raamaleey says:

    QOODH iyo Xero Taco koreed baa Kusocota Nimankii KHAATUMOSTD BURBURINTEEDA GAROOWE HESHIIKA KULA NOQDAY AXMEDOOW WAXAAN HUBAA IN CAAWA IYO HABEENO BADAN OO INA SOO DHAFAY AAD CADHO IYO MADAX XANUUN KUGU HAYEY SSDF IYO DHULKEDA WADADII RAGII KAA HOREEYEY BAA KU HURAN LAAKIIN CAAWA IYO MAALMAHA SOOSOCDA WAXAAN SUGNAA MEESHA AAD KU DANBAYSO SNM IYO SSDF WAA DHALANTEED NINKA REER KHAATUMOSTD AH OO LABA XINIINYOOD AH WAA OGYAHAY LAAKIIN ADIGA IYO RAGA AY KAMIDKA YIHIIN INA COORE INDHO INDHO IYO XARIIFKA WAYN EE DHAKOOL XAABSADE OO HAWLGAB AH IYO KUWA UUKAMID KA YAHAY INA QAWDHAN INA CALISHIRE IYO DHAMAAN RAGA REER SSC GUMEEYEY OO SSDF IYO SNM MOODAY INAY WAX LALEYHIIN INKASTA OO AANAN JECLAYN INAAN KUGU SIIDHERADO KHAATUMOSTD NABSIGEEDII BAA GAROOWE KUGU HAYA CAAWA EE KADABAALO BI I WAAYE IM SORY MY PEOPLE

  5. Ismail Hassan Mire says:

    MADHEERTEENKU WUU YAQAANAA SIDA DHULMAHANTE LOO KARBAASHO, WAXANU DABSOCDAA AARGOOSIGII MODH EE XILLIGII AFWEYNE BARRE

  6. Ismail Hassan Mire says:

    FIIRI SIDA LOO GALEY CABDI XAASHI, ENG CAMEY IYO GEERASHKAN HADDA, TOLOW MAXAY GALBSADEEN – DHAXALKII MODH AYEY EEDEEN.

  7. Xoriyo Ibrahim says:

    Dhulbahantow labacanlayni ma soconeyso reerki hadey fadlan ku shubo noqdeen oo dhulkoodii isaaq ka iibsadeen hada dhulkii dhulkii hartiga kale bey usoo dhigteen oo rabaan in ay farmaajo kagadaan 17 xildhibaan iyo karaashba handhafaan ilaahbanu kagaleye waxaa gedo kadagaalamayo oo axmed madoobe iyo janan loo adeegsada waa dhulbahante siyaad bare waxaa degaamada u adeegsan jirey waa dhulbahante oo dadka xirxirijirey kufsanjirey war waa awkiraale hana dhaafaan

  8. Ismail Hassan Mire says:

    MIDKEE XUN ISIS IYO AFWEYNE BARRE IYO FARMAAJO OO DHAXLEY

    • BERBERAAWI says:

      WHAT’S DIFFERENT
      AFWEYNE AND XAARMAAJO

      HAWIYAHA HABAYACIINTA AY DAAROOD KU ADDOONSADAAN
      ASK THAT QUESTION.
      @ miyay miyir beel asqoobeen faqash.com

  9. Mohamud hashir says:

    Anaga mj hadan nahay dhulbahante hana dhaafo dad la aamini karo maaha dhulkoodii bey soo xaraasheen wax faiido noogu jirto majirto

  10. ABC says:

    Khiyaali news.

    Horaa loo yidhi baqal fardo la daaqdey faras ayey ismoodaa.
    Karaash wuu ku raagey boqortooyada MJ, murankiisuna wuu batey.

    Waxey aniga ila tahey karaash iney qasab ku noqon doonto inuu wadadii Camey(iyo qaar kaloo badan) iska maro oo ka huleeley.

  11. mohamuud says:

    hhhh oo ninkan daniya sida duMarka ayuu u xintaaMayaa laaxowla

  12. Asha says:

    Karaash xamar hayska xaadiriyo puntland waa ugadhamaatey farmaajo shaqo haka doonto duminta buntiland usuurobi mayso ragbaa ilaashanaya dhukiisi isaaqbey ka gateen dhulbahante laydinka yeelimayo puntlad iyo jubaland duminteeda waala ogyahay gedo waxaad kawadaan nadhaafa ilaah hadaadtaqaanaan




script>
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...
”Axmed Karaash Isaaq Ayuu Geenaya Yoocadda Ma Noqon Karta wax Rag La iskaga Dhiciyo”
- May 25, 2020
Waxaa wali cirka taagan Khilaafka Madaxweyne Deni iyo Ku xigeenkiisa kaaso meel qarar maraya ...