600 Daawo::Daqiiqdii ay Somaliland Soo Saartay oo lagu Tijaabiyay Danyarta, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo::Daqiiqdii ay Somaliland Soo Saartay oo lagu Tijaabiyay Danyarta,

Daqiiqdii ugu horaysay ay soo saarto warshad laga hir galiyay Gudaha somaliland gaar ahaan magaalada Berbera ayaa loo qeybiyay Danyarta Magaalada Burco,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. Xaaji xarago says:

    Siyaasadee ayaaad is leedahay muxsiniintaa bilaha ramadaan wax baxsanaysee..

    Laakiin is wadadii…hadaan danyarr la siinin mA tijaartaa loo qaybin lahaa

  2. USTAADKA says:

    Waxba ma soo saarin ee qamandi wadan kale laga soo dhoofiyay un bay shiideen.
    Marka cinwaanka sax sxb Sland waxba masoo saarto.

    • Geelle says:

      Badow waa Badow, wallee weligiin ma ilbaxdaan, adduunka xaggad ku aragtay wershad waxay soo saarayso dalkeeda laga wada sameeyey, waxaan ka shaqaynayey wershad soo saarta baabuurta , honda slough, Uk, inta aan la i dhimin, qaybah akala duwan ee baabuurkaa 35 dal baa soo kala saaray, wershaddu waa assembly waa xidhxidhaa, Baytariga, Taayirka, Deynabada, Kuraasta lgu fadhiisto, Steering wheel. Waxaa wershad carabta jirtaa waa xidhxidhaan, waxay ahayd inaad u hambalyeyso, haddii somalida iyo midnimada aad jeceshahay ee Aad sheegtaa kaa dhab tahay, waase ognahay waxaagu waa ku xumee, wallaahi inaanad caawadaa waxba aaminsanayn, walaa khaatumo, walaa puntland, walaal somaliland, walaal somali, waxaagu waa hunguri iyo xaasidnimo, sidaas baadna bilaa mabda ugu dhimanaysa, adiga oo waan waxba qabsan oo Nin kale urn wax ka sheegaya

  3. Axmed warya says:

    Yaa wax soo saara markaa.bal noo sheeg ma adigaa wax soo saara ama ha shiido ama ha cabeyso ee sow somaliland ma soo saarin.
    Xaasudnimadaa bal eeg ku dhimo xasadkaaga.

  4. LAFARUUGAAWI says:

    KASTUUMO WEB FAQASHA
    WAA INOO HADHOOW WALI MAAN UFURININE QUDUUCIYIIN YAHAY.

    @ ramadaaneey.com

  5. HILLAAC says:

    Maansha Allah!

    War may naga hubtaanse in ay GARAABO dadka u soo cabbeeyeen iyo in kale?

  6. Xagar says:

    Fikirkayga Qamadi dhacday oo bakhaaradii ay ku jirtay doofaaradii cuni jirey laga joojiyey;;hadii kuwo lagu soo maalgeliuey in ay meeleeyaan kuna tijaabiyaan dad aad Codina u maqnayn ceelna u qodneyn ;;waxay la mid tahay faransiiskii yidhi dadka madow Marla hore halagu tijaabiyo talaalka vivid 19.

  7. Xagar says:

    Fikirkayga Qamadi dhacday oo bakhaaradii ay ku jirtay doofaaradii cuni jirey laga joojiyey;;hadii kuwo lagu soo maalgeliuey in ay meeleeyaan kuna tijaabiyaan dad aad Codina u maqnayn ceelna u qodneyn ;;waxay la mid tahay faransiiskii yidhi dadka madow Marla hore halagu tijaabiyo talaalka covid 19.

  8. Maxamsd says:

    Waan soo dhawanaya warshada lag kuray wadanka soomaliland waxan waxa way uu tarasa dadka dayarta ee warshadah roodhida kuwa Keega masha allha

  9. Mohamed jamac says:

    Waxaan idiin sheegayaa waa Qamadidii wadanka ka soo goday labadii sano ee ugu dambeeyey ayaa la soo warshadeeyey 400’000 Ton ayaa la soo saar oo soomaali inta ugu badan quudinaysa markaa waa bil ramadaan iska daaya beent oo ilahay ka baqa

  10. sarhaye says:

    Adeer mar haddii aanad weathka soo saarin waxaaagu weli hal bacaad lagu lisay was ayo cidda tjaabisay in weath sax ah lagaa soo iibshey in xataa qaar ay plastic cad yihiin war looma hayo.dalka china ayaa caanah caruurta la siiyo ku dhex dari jirey plastic markaa carruurihii baa xanuun saday baadhitaan la sameeyey baa lagu ogaaday in kala badh fake powder ku jiro maanta chiniiska lacagta leh waxay caanaha caruurta ka gataan wdalka australia markaa weath soo saara aad leedihiin ma jiro wax waxa aad sameyseen dal sameeya wershad uun bay dadku maqleen waa sidii soomaalidii tidhi aan jaamacad uun dhisno magaalo kasta degmo kasta oo aan waxtar lahayn wax waliba limit bay leeyihiin bil metel berigii aan imtixaanka jaamacadda u fadhiisanay 58 arday ayaa helay ingineeriya dalkoo dhan 58 ardayna dhakhtarnimo dalkoo dhan markaa intaa in ka badan maba heli kartto kulliyadahas aan soo sheegay waa marka laga hadlayo waxbarasho tayo leh .
    iminkkana waa i gudbi uun min high school illaa university

  11. Ismail Hassan Mire says:

    ADIGU HA SOO DOONAN KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  12. Ceelaawe says:

    Daqiiqdan aad sheegtaan maxaa laga shiidey ma dhadhaabtii berbera eey odhan jireen nimcaa fadhida wegerey ka waaweyn

  13. ABC says:

    Khiyaali news.

    Ma dadaalka warshadu sameysay ayaa ku dhibtey?
    Ma sadaqada danyarta la siiyey ayaa ku dhibtey?
    Mise somaliland wax qabsatay ayaa ku dhibtey ood calool xuma kugu reebtey?




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...