600 DAAWO:Beesha Caalamka Oo Kashiftay Xidhiidh Hoose Oo ka Dhexeeya Farmaajo iyo Muuse Biixi, | khaatumo news online
dahabshiil

DAAWO:Beesha Caalamka Oo Kashiftay Xidhiidh Hoose Oo ka Dhexeeya Farmaajo iyo Muuse Biixi,

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, oo khudbad ka jeediyey kulan Golaha Ammaanka uu ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday inay wada-hadallo u socdaan Soomaaliya iyo Somaliland.

James Swan ayaa sheegay in wada-hadallada ay yihiin heer sare ah, islamarkaana labada dhinac ay leeyihiin xiriir joogto ah. Waxa uu intaas ku daray in labada dhinacba ay doonayaan in lasii hormariyo wada-xaajoodyada.

“Marka ay noqoto xiriirka Soomaaliya iyo Somaliland, waxaa na dhiiri-gelinaya in wada-hadallo heer sare ay socdaan, islamarkaana labada dhinac ay muujiyeen inay ka go’an tahay inay joogteeyaan xiriirka ayna sii raadiyaan wada-xaajoodyo dheeraad ah,” ayuu yiri James Swan.

Swan ma uusan bixin wax faah-faahin oo intaas dheer, mana cadda qaabka ay u socdaan wada-hadallada iyo mas’uuliyiinta ku lugta leh

Farmaajo iyo SNM ayaa la rumeysan yahay inay isku soo dhowaanayeen wixii ka dambeeyey markii madaxweyne Farmaajo iyo hogaamiyaha SNM Biixi ay keligood ku kulmeen Qolkii mugdiga ahaa ee ay hoosta ka soo xirteen ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ee magaalada Addis Ababa, 11-kii Febraayo ee sanadkan.

Kulankaas ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, oo tan iyo markii uu xafiiska yimid ay aad isugu dhowaayeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 41)

  1. Ali says:

    S/land awalba waxay waxkuahayd wadajiraka Duriyada,Laaluush,iyo Baryo-xoog.Wadajirkiu meesha wuukabaxay oo Sida Hartigu uqaybsanaa ayay Maanta uqaybsameen.laaluush warkiidaa oo usaarad xunbaajirta.iyadaaba iskadumidoonta Hadal la’aan

    • LAFARUUGAAWI says:

      GAALKAN
      ISKA TODH TODHLE EE FAQASH SOMALO U SOO SHAQO TEGAY
      JUST HE IS READING THE REPORT OF THE FAQASH DHAQASH THAT EVERY COUNTRY OF THE WORLD SLAVE THEM.

      # qaranka dhidibadaa.com

  2. Axmed warya says:

    Mar I dage Alle ha dago, mar labaad waa doqoniimo.
    Qolka muslinka ah God laba goor lagama qaniino.marka koonfureey ama lix usu qabiya ana toban isu qaboya,Somaliland weligeed dib ugu noqon mayso koonfur.

  3. mohamuud says:

    waa wax wacan taasi laakiincadaalada kama go,do

  4. HILLAAC says:

    QOLKII MUGDIGA AHAA EE ADDIS-ABABA wixii lagu kala goostay nin ragina waa garan hayaa nacasna loo sheegi maayo.

    Warya-Wakhooyi iyo koonfur waxa ay jidhay ka hor 1 July 1960. Hadda waxa socdaa waa 4.5, taasi waxa ay kuu goysaad leedahay.

    Laakiin waad nasiib badantihiinoo DIR baa alle idiin bixiyey idinkoo lusha oo beesha shanaad ku dhici lahaa, markaasay RAJABEETO idiin xireen. Waxaana Muqdisha Isaaqa looga yaqaannaa RAJABEETO DIREED.

    • CAN CAAN DHALAY says:

      IGAMA QUDHUNTO IGAMA GUBATO REER BURCO NA WAA AHAYE NAAG TAN GADHKA LEHE
      I AM MEANING my key board ayaa call isoo galaye.
      @ muuna walaaleey.com

    • geelle says:

      Waa Ramadaan, wallaahi warbixintii u dambsay ee UN think thank, soo saartay, somalidii runta ayey u sheegtay, dadka somalida ee deggan xuduudii somalida 60 kii waa sidan

      25% waa HAWIYE

      22% waa Isaaq

      20% Waa Daarood

      17% Rahanweyn

      07% Ciise & Samaroon

      Waa wallaahi beentii dhammaatay, car e mailkaaga ii soo dir aan kus soo diree, 4 sano ayaa la baadhaneyey, Daarood haddii uu badan yahay, magaalo sida Xamar ama Hargeisa oo Somalida bada deggan yahay bay samaysan lahaayeen,

      • WARAN says:

        DAAROOD KU MIYAANAY SOOMAALI AHAYN
        NAAGAHOODA AANNU WASNAAD NOO SOO TIRISAYE
        CIID MUBAARAK.
        @ Xiis maydh.com

        • GARBADIIRI GACAN LIBAAX says:

          KKKKJKJIKJIKJI

          WARAN
          CIID MUBAARAK
          LAAKIIN

          GEELLE
          WAYDII GABOOYE 100 KIIBA IMISAY KA YIHIIN SOOMAALIDA

          @ buurdhaab/hees.com

  5. mohamuud says:

    axmed sxb taasi waa beentaa waqooyi keligaa ma meteshid

    • Axmed warya says:

      Mohamuud saaxiib dadka igu badan waqooyi waa isaaq, cid kalena waxba laga waydiin maayo ,Wales guda biirsey walaa harti isaaq ayuun baa wadankaa is leh,inta kale waa geedo.

  6. qalaaye11 says:

    waxaan rabaa inan sirta idiin qarxiyo bal in aad wax fahantaan wada hadalkii ka dhacay adisababa ee ay dabada ka rixaysay emaraadku
    ee ay u wakilatay abye axmed iyo madaxwaynaha eratariya asasi afruuqi
    wuxuu dhalay hashiis hashiskaa oo ah in Somaliland la siiyo konfadaraal ma aha fadaraal taas oo ay kala dhaxaynayso somaliya ama lawadagayso calan iyo pasaboor oo kaliya waa nidaam ka duwan fadaralka oo ka awood badan konfadaraal baa la yidhahdaa xitaa siyasada dhaqalaha xuduudka lacagta hashisyada dawlad waliba waa u xor taas xitaa waxaa ogoladay turkiga iyo qadar oo aad u tagara somaliya
    waxaa ku ogan kartaan waa tii Qadar markii u horaysay kantay hargaysa diyarad sida mucawimo emaradkuna waa kii gayay moqdisho oo ay ka dhaxaysay colad xun hadaba arintan oo dawlado badan dabadaka rixayaan waxay ku dhawdahay dhamaad
    waan idin salamay

    • Yusuf says:

      Qalaaye
      Waad qiyaastay laakiin arinta la wadaa waa afti laga qaado shacabka Somaliland waayo, jamhuuriyadda Soomaalilaan wax kasta oo dhaca kama tanaasulayso calankeeda iyo baasaboorkeeda, sidoo kale Soomaaliyana kama tanaasulayso calankeeda iyo baasaboorkeeda, sidaa awgeed, warka aan hayo ee aftida ayaa kaaga ka macquulsan oo ay labada dal ee soomaaliyeedba wada aqbali karaan.

  7. Raamaleey says:

    War wareegtooy waa inoo xerada 1000 WADAN haday yimaadaan SIDA maanta hargaysa iyo hurdo wax Uga jiraan Umalayn maayo inlahurayo The people of the nord ilaa SHACABKA SOOL iyo wanaag iyo Buuuhoodlle ee xoogaaga kala DAADSAN maanta iyo Gobolka Awdal oo ISNA LAXUURTAYSAN IN MAR UUN AY LUQUNTA KALA BAXAAN BEESHA JEEGAMAYSAN KOW WAXAAN KALOO HUBAA IN WAQOOYI GO AANKA UGU DAN BEEYA AY LEEYIHIIN DHASHII DARAAEWIISHEED OO AY XOOGAA MAJARAHA KADUWEEN INTA GAROOWE IYO HARGAYSA KUQAYISHA KOONFUR OO AAN LABA GAADHIN WAXAAN HUBAA HADII COD IYO HALKAABA AY GAADHO IN XERADA MUQDISHO LAHURAN YAHAY INKASTOO MUQDISHO XERO UNOQOTAY FAWDO DAWLADIID IYO KOOXO AY TAAGEERAN EMARAAD AMXAARO KIINYA IYO QADAR IYO QAAR KALE UU AAN LAXUSIN IYO BUDHCAD SIYAASADEED WAXAAS OO DHAN OO ISHUWAN IYO 30 SANO OO GOONI ISU TAAG WAQOOYI RAG MAGACIISA OO DHAN SHEEGTA KU DHAWAAQAYEEN HADANA FARI KAMA QODNA OO XATAA LAGUMA RIYOON KARO DAWLAD GOONIYAH WAAYO WAXAA KUU CADAYN KARA ADEER WAQOOYI ISMA SHEEGTO OO DADKU WAA BEELO BEELA DAWLAD MANOQOTO CAMOON INTA CAQLIGA FAYOOW

    • LAFARUUGAAWI says:

      RAAMALEEY

      KKKKIKJIIKJI
      AF SOOMAALIGA SIDA LOO QORO WAAD SOO YARA BARATAYE HIGAADINTIISII BAA KUU HADHAYE WALI FAR DHEXE ISA SOO GELI
      RAAMALEEY

      ARE FEMALE OR ARE YOU MALE BECAUSE RAAMALEEYEEY
      KKKKIKJIIKJI
      KASTUUMO WEB FAQASH
      RAG BAA KOR UGU TALLEEJIYA’E HUNQAACADA KALA TAG
      GAALKAN

      ISKA TODH TODHLE EE FAQASH SOMALO U SOO SHAQO TEGAY
      JUST HE IS READING THE REPORT OF THE FAQASH DHAQASH THAT EVERY COUNTRY OF THE WORLD SLAVE THEM.

      # xornimo sumadlaa.com

  8. qalaaye11 says:

    Ramaalaay
    walaal afrika oo dhan baa baalo iyo qabilo ah xitaa somaliya oo dhan baa qabilo ah markaa hadii afti la qadaayo dadka waqooyi ama Somaliland oo dhan baa laga qadayaa dabadaadna waa la tirinaya cid ku qasbaysa ma jidho MAY da uun baa luguu tirinaya haday kuu badato somaliwayn baynu aadi hadii kalana dee HAADU badato Somaliland baynu aadi ma fahantay walaal

  9. qalaaye11 says:

    Yusuf
    waa runtaa labaduba waan maqalay aftida iyo konfadaraalka xitaa waa tii pudland ka xanaqaday ee bari dhawayd shirka ku dhawaqaday ee tidhi waanu tashanayna waxay rabaan inay ku dhawaaqan Iyana konfadaral way u socon wayday calamka diiday aduu manta maal fican bay maraysa
    sidii khayar lah ale haka dhigo

    • Yusuf says:

      Qalaaye11
      Mahadsanid saaxiib waayo waxaad tahay nin aanuu iskaga jirin sida Odayga RAAMAALE, ka waran waxaan ku moodayay qolyahan dagaalka inagula jira ee halkaa saaxiib ka wada halganka qalinka iyo qoraalka oo maanta ka muhiimsan kiii xabadda ee shaqayn jiray qarnigii hore ee dalkeena laga soo xoreeyey FAQASHII AFWAYNE.

  10. Ismail Hassan Mire says:

    Somaliland afti waa u diyaar, haddii FAQASHTU ku qanceyso

  11. Ismail Hassan Mire says:

    FAQASH (DAAROOD), BAL AAN EEGNO XAALKIISA, MARKA WAAGU KU BERYO.

  12. Helyey says:

    Isaaqu ciyaalkooda waa hilmaameen SNM weyna isku dhexyaaceen waxaa marqaati Ka ah caruurta iidoorkee aan waxba ladoo baron, Ismail Hassan Mire says:
    May 22, 2020 at 8:30 am
    FAQASH (DAAROOD), BAL AAN EEGNO XAALKIISA, MARKA WAAGU KU BERYO.

  13. Helyey says:

    Isaaqu waxuu ku awrkacsadaa Darood, naagbaa waxey tiri waxii xunba Cali ayaa leh. Naceybku waa idoor snm hargeysa burco iyo Berbera isaaq tuban.

  14. Kader says:

    Tolow rajabeeto waa maxay. Ma af baantuu baa? Runtu waxay tahay somalia baa somaliland kadaba ooyaysa. Iyagaa leh la’aantood somaliyi jitimayso. Iyagaa leh wax walba qaato soo noqda. Iyagaa ciidamo noo soo dira oo nadejiya. Iyagaa idinkaa somali ah oo amison aanu kaga kalsoonahaye noo kaalaya. Waxaa ina rajabeetow idinkaa laydinka hayaa. Ama 4.5 kahadla ama dir kahadla waxa wax eryanayaa waa idinka uun. Waxa NO MORE lihina waa anaga, markaa reerka aan ogahayow weli ma faankii iyo propagandhadii ayaad wadaan. Markaa mujaahid faysal cali waraabe si fiican udhageysta markuu hadloba oo waa afhayeenkayaga hadaanu reer sheikh isixaaqe nahaye.

  15. HILLAAC says:

    Kader-aad baad iiga qoslisay.

    Walawayntu Rajabeetada waxa ay u yaqaannaan, waxa ay KEENSHALIGA khaldaamiintu u yaqaannaan!!!

    • LAFARUUGAAWI says:

      KKKKJKJIKJIKJI
      KHUUKH-LAND

      KADER
      U SHEEG
      AROOW RAJABEETO XAY TARTAA MA XAARMAAJO AYAA LOO XIRAA WALAX RAARACDEEY ROJISAAHE
      KASTUUMO AMA MATATO
      I’M MEAN (NIGISKA) YAANAY QADAAD WAYNTII AANNU RAAFI JIRNAY KAALA BIXINE DALKAAGA HOOYO AF KAAGA HOOYO HA KU DEEQO
      ARIIROW ANI FAQASH MA FADEE HARTI OO ISKU TUNTEEY IIN EHEE ENI GOBORTOO BUURHAKABA ROONAANAY ROOGTAA FADEE.
      @ muuna walaalay.com

      • CAN CAAN DHALAY says:

        IGAMA QUDHUNTO IGAMA GUBATO REER BURCO NA WAA AHAYE NAAG TAN GADHKA LEHE
        I AM MEANING my key board ayaa call isoo galaye.
        @ muuna walaaleey.com

  16. A k a muuse says:

    waa wax wanaagsan inlawada hadlo oo somali hashiiso
    Muuse iyo farmajo
    Inay isukeenaan ayaan rajaynayaa u duceeya ha siyaad sadaynina
    Somali wax isudhaama majiraanhadii kale waxaynu noqonaynaa gun gun dhashay
    Oo lagumaysto side walaalaheena Ethiopia haysato ama ku Kenya gumaysato

  17. Ismail Hassan Mire says:

    SOMALI MAY HESHIISEY, WAXAY KU HESHIISEY 1988, MARKII LAGU HESHIIYEY NINBA WIXII QORIGIISU U GOOYO HA QAATO, HADDA DHIBKU WUXU HAYSTAA HAWIYE, DAROOD DHULKIISII AYUU GAAR U HAYSTAA CASHUURTAA, WIXII UU ADDUNKU UGU DARONA KU CJUNAA, HAWIYE AYAA DHULKIISII LAGU HAYSTAA OO WELIBA LAGU CAAYAYAA, LAGU GUMEYSANAYAA, LAGU DILAYAA, AFRIKAAN LOO SOO KIREYSTEY, INTA CASHUURTISSI GAROOWE IYO GEDO LAGU DHISO.
    HADDII CABDILLAHI YUUSUF (SSDF), MADAXWEYENE NOQDEY, HALGAMAA DAAROOD YAHAY, HADDII MUSA BIXI, SILANYO IYO TUUR HALGAMAA YIHIIN OO MADAX NOQDEEN, MEEDEY TAARIIKHDII MADAXDII SHARAFTA LAHEYD EE USC, HAWIYO TOOS 3 MILYAN OO XAMAR NJOOGAA METELAAD SIYAASADEED MALAHA, TUULADA GAROOWE AYAA KA MPs BADAN. …… SOMALI WAA WALAALO ……

  18. Ismail Hassan Mire says:

    WAXAY SOMALI KU HESHIISEY MARKII KELIGII TALIYE BARRE GA’AAMIYEY IN
    – GUULWADE NOQDO TALIYEY CIIDANKA BOOLISKA
    – MORGAN NOQDO WASIIRKA GAASHAANSHIGA
    – MASLAX MAXAMED SIYAAD – TALIYAHA XDS
    – DAFLE NOQDO WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA
    – MOHAMED NIBRIIL MUSE NOQDDO TALIYAHA NSS
    -MA TAQAAN NIMANKAAS, HAYBTOODA, MAALINTAAS XAGGAD JOOGTEY, SNM AYAA TOOSHKA KU SHIDEY WAA TII DHUUNTA LA ISKA LISEY, MARKAAS AYAA CARRURTA HAWIYE LOOGU SHEEGAA BERI SMAADKII kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. FARMAAJO TII AYUU WADAA, WELIGAYO LANAMA GACAN MAROOJIN, WELIGAYO HALGANKAYII SNM WALLAAHI INAANAN DHAAFSAN WAX KASTA OO FAROGELIN NAGU KEENI KARA, WALLAAHI WELIGAYO ANAGOO TABARYAR IN AAN ASKAR ITOOBIYAAN AHI NAGA GARAB DAGAALAMO, FARMAAJOW SOMALI HA U HORSEEDIN HALAAG DAMBE.
    WALLLAHI HADII KALE IN WIXII HORE BIKH NOQON DOONO.

    • Ismail Hassan Mire says:

      DAWLADI MA REERBAA, MA DUKAAN NIN LEEYAA?

      RUUXBA WUXU KU DAGAN YAHAY HALKUU DAACAD KAGA HADHO – HADRAAWI

      KARI IYO DEDAALBAA DANTA GUUD DARYEELEE- BY HADRAAWI NOT INAMADA AAD SODDOGA U TAHEY AMA AAD ADEERKA U TAHAY

  19. Ismail Hassan Mire says:

    HADDA NIMANKA AAN SOO SHEEGEY MAR KELIYA AYAY XILKA HAYEEN.

    CIIDANKA XDS WUXU YEESHEY 100 GENERAL 00 86 DAAROOD TAHAY.
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  20. Ismail Hassan Mire says:

    BERSI SAMAADKII DAAROOD MIYAA MISE WAA KII SOOMLAAIYEED, MAXAA IS BEDDELEY HAWIYE MADAXA AYAA LAGAGA FADHIYAA ISAAQNA WAA LOO SOO MICIYO LISANAYAA.
    HAWIYOW TOOSI LUQUNTAADA

  21. Ismail Hassan Mire says:

    U FIIRSO HAWIYOW DAAROOD IYAGAA GALDGOB IYO BALANBAL KEENEY ITOOBIYAAN, AFWEYNE AYAA SAXEEXEY SOMALI GALBEED, IYAGAA SOMALI GALBEED UGU DOODAYA MAGACA OGADEENIYA OO AAN SOMALI KA DHAXEYN, IYAGAA TAARIIKHDII MARKII UGU HORREYSEY MUQDHISO GEEYEY ITOOBIYAAN

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    SOMALI WAA WALAALO – AWR KU KACSI – KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • LAFARUUGAAWI says:

      DAAROODKU
      SOOMAALI MAAHAA LAGAA YIDHI WAA MIDGO OROGINALLY 0000.0005 AH OO HADKA DALKA YEMEN IYO OMAN KA SOO HAAJIRAY!!
      ANY WAY ANY HOW
      CIID MUBAARAK
      @ waa ciide ciide maanta.com

  22. Ismail Hassan Mire says:

    GAASHAANKA TUKE, TALIYIHII GUUTADII 5AAD EE QAYTBII 26AAD EE FADHIGEEDU AHAA WUXUU GACANTIISA KU DILEY/KU GUBEY IB KA ABADAN 40 QOF O DEEGAANKAAS AH, MAXKAMAD CAALAMIYA AYAA KU CADDEYSEY DEMBIGAAS, DHAWR DAL AYUU UGA CARAREY DEMBIGAAS, HADDA FARMAAJO AYAA KU QARIYEY SAFAARADA SOOMALIYA EE USA, ISLANA SAWIRY.

    FARRIIN WANAAGSAN

    FIICAN BADAN – FARRIINTII WAANU HELNEY

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      ISMAIL
      GUSKAANU
      U NAQAANE
      TUKE SOMALILANDER BUU AHAAYE WAANA LA QABTEE
      FUCKIN DHAANDHAANKII GEEDAW EE QAAFUURKA GAFUUR CULUSTA AHAA(LAMA LAMA U RID IYO FULAYGII MORGEN FADALLALA WEYNE EE BAYDHABA IYO AFGOOYE INTA U DHAXAYSA KU DHEX DHUUMANAYA AYUUN FAQASH TII NOO HADHAYE
      REER SHEEKH ISAXAAQ BINU AHMED BINU ABDUL MUDALIB BINU HAASHIM BINU QURAYSH WEEYAANE GODOBTOODA CIDII KA GASHA MABA ILLAAWAAN
      XAYAA AL JAMHUURIYATURDA SO

      OOOOOOMAAAAL
      @ ASTAAN CIIDAN QARAN.COM

  23. Ali says:

    Ismaaciil xassa

    Doodaadu aad ayay Uquruxsantahay waana Toosin iyo Islaxisaabtan

  24. Ismail Hassan Mire says:

    HAA SOOMAALI WAA WALAALO KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK, KEILGY AAN WAX NOQDO, DADKA KALENA AAN CUNO

  25. Ismail Hassan Mire says:

    MAANTA FARMAAJO WUXU MARAYAA HALKII HADDRAAWI KU YIDHI ADEERKII AFWEYNE BARRE

    DALA’SIGA XANUUNKA LEH DADNIMAA KA DHALATEE NONOL AAN KU DIRINEE DARXUMOOYIN NAGU FALA

    • LAFARUUGAAWI says:

      ISMAIL
      WAAR NIN YAHAW RAALLI IGA (AHAW) ISMAIL WAA MAGACII NA I ISMAIL’E
      LAAKIIN SIDAAD COMMITMENT KA KASTUUMO KAADIB U CUGU SOO QORTAY NIN LAAB XAADHAN BAAD U EGTAHAYE HILLAAC KHUUKH-LAND LA TALI WAAYO WUU IS NASAQAYAA ANAGOO GARANAYNA
      OO KASTUUMO WEB FAQASH
      RIWAADA CIYAALKA XAAFADDA HA KA JOOJIYO WAA WEEKIYO FATUUTO FAARABUUTO AKILEY FAQASH DHAQASH DHAANDHAAN AHE.

  26. Ismail Hassan Mire says:

    Ninkii dood hayaa fagaaraha ha yimaado, isaga oo aan caytamin




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...