600 Wasiir Bidhaan waa intaas oo uu uga sii dhawaado. | khaatumo news online
dahabshiil

Wasiir Bidhaan waa intaas oo uu uga sii dhawaado.

Safarkii Wasiir Bidhaan ku tagey magaalada Buuhoodle ee Caasimada gobolka Cayn , horena u ahaan jirtay Degma ka tirsanayd gobolka Togdheer isla markaana magaalada Burco u jirta 170 km wuxuu ahaa safarkaasi safar saamayn ku yeeshay deegaanka.

Waxaanay ahayd markii ugu horaysay oo wafti miisaan kaas lihi uu soo gaadho deegaanka isaga oo waliba wada kaalmo loogu talo galay cudurka Covid19, isla markaana deegaanku u qabay baahi weyn.

Waana sababta Wasiir Qambi oo ka tirsan “Somaliland” ku kaliftay maanta in uu qabto shir saxaafadeed uu u muuqday nin qawlkiisa iyo ficilkiisu ay aad u kala fogaayeen oo aan awood u lahayn in uu baajiyo Wasiir Bidhaan iyo waftigii balaadhnaa èe uu hoggaaminayey.

Saamaynta xubnaha ka soo jeeda SSC ee ku jira xukuumadda Federaalku maaha mid sahlan marka loo eego deegaanka ay ka soo jeedaan iyo Waqooyiga Soomaaliya, waxayse dhibaatadu tahay waxaan wali u qudhqudhsamin in ku soo noqnoqoshada deegaankooda isla markaana soo dhicinta shacabkani waxay xaq u leeyihiin in maqaamkoodu kor ugu qaadmayo, waana arrin in badan lagula taliyey hasa yeeshee aanay dhugmo u yeelan.

Marka ay Garoowe dib uga noqdaan iyo marka ay deegaankooda toos u yimaadaan way kala saamayn badan yihiin, waxaana daliil u ah sida shacabku u soo dhaweynayaan talaabooyinka noocan oo kale ah, inkasta oo wakhtigu gabaabsi yahay horena aynu u sheegnay in gadaal oo aad ka timaadaa ka wanaagsan tahay in Aadan waligaa imaan, haddana waa laga ma maarmaan in xubnaha Federaalka ku jiraa weeleeyaan xaaladaha ku hareeraysan, Wasiir Bidhaan iyo xubnihii kale ee la socdayna talaabadan waa mid lagu boggaadinayo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Edbiye says:

    Haa Waa runtaa oo wuxu sababay in Ciidanka Qaranku bacdal ciid la wareegaan Buuhoodle.

    Bisha Khayrka ayay Somaliland xeerisay,waxayse ahayd in la qabto Bidhaan oo ka wakiil ah maafiyada Somalia.

    Ciidanku a

  2. Edbiye says:

    Haa Waa runtaa oo wuxu sababay in Ciidanka Qaranku bacdal ciid la wareegaan Buuhoodle.

    Bisha Khayrka ayay Somaliland xeerisay,waxayse ahayd in la qabto Bidhaan oo ka wakiil ah maafiyada Somalia.

    Ciidanku afarta dhinacba waa ka fadhiyaan Buuhoodle keliya in amar lasiiyo ayaa ka xogtay in lasoo qabto maafiyada soo gashay.

  3. HILLAAC says:

    IYAA!

    Haddaad wax soo xigataan waa la sheegaa ISHA aad ka soo xigateen idinka oo aan wax ka beddel ku samayn cinwaanka, taasi waa TUUGONIMO.

    Waxa aad ka soo xigateen KALSHAALE NEWS, waana tan caddayntu.

    http://kalshaale.ca/2020/05/20/maxay-ka-dhigan-tahay-wafdigii-dfs-ee-wasiir-bidhaan-hogaaminayey-ee-buuhoodle-yimid/

  4. GARBADIIRI GACAN LIBAAX says:

    KHUUKH-LAND

    WALIGAABA DHUUDHUUMO AMA BUURO DHAADHEER KU DHEX DHUUMO WALIGAA!!.

    SOMALILAND INVESTIGATION DEPARTMENTS HADDAANU NAHAY WALIBA ANIGU MADAXA U AHAY KU FAHANAY OO WALIBA QABIILKAAGANA GARANEE AF LAGAADADAA AAD SOMALILAND REPUBLIC HOOS UGU DHIGTO HADDAAD JOOJIN WAYDO!!.

    HHHHHHHHHHH

    RAG KUU DIGAY KUMAY DILINE OGOW XAARMAAJO KUMA BADBAADIN KARO’E.

    @ rru somaliland.com

  5. somalilander says:

    Doorkan waxa kali ah ee lagu soo hoos gabaday waa caabuqa korona.

    Laakin ma dhici doonto caabuqa korona ka bacdi in wuxuushta muqdisho soo hawaystaan dhulka Somaliland.

    • BERBERAAWI says:

      WASIIR BIDHAANKU HORTO WAA QOLAMA?!.
      MA REER JAAMAC WAAL BAA?!. ILLAYN FAQASH SOMALO CIYAAR CIYAAR SOMALILAND REPUBLIC KUMABA SOO GALAANE.
      @ astaan ciidan qaran.com

  6. HILLAAC says:

    Idinku qolaa ku waa lateen idinkoo LAAN-GAAB ah; BEESHA SHANAAD idinkoo ku dhici lahaa baad DIR la toloowdeen si aad isu dhererisaan. DIR baa RAJABEETO idiin noqotay idinkoo raaraca.

    Wasiirkana magaciisa ha qaldin, Bidhhaan lama yiraahda e BIRQAAYAA la yiraahdaa. Khabiilkiisana waxa la yiraahdaa CABDALLE QOYAN!

  7. Oday says:

    Buuhoodle weli waa gobolka togdheer Soomaaliya.
    Dalku waa 18 gobol xamarna waa caasimada dalka. Arintaaasi waxay ku taallaa dastuurka dalka. Isaqland iyo belayo-land waa riyo gaalo salka ku haysa waxa shacabka Soomaaliyeed aqbalayona maaha
    Wabilahi tawfiiq

  8. Haawd says:

    Adeer ninkaasi waa nin xiniinyo sheegtay ayaa hor istaagi Kara. Buuhoodle iyo huwan waay is garanayaan. Buuhoodlena waa Puntland sida wasiirkaba sheegay.

  9. Raamaleey says:

    Buuhoodle daaye Waxaa sookaraysa SOOL IYO UMADEEDA OGOW PUNTLAND HOOSAASINTEEDA WAA IYADOO MAANTA KARAASHNA LOOGU DHAARTO IN GAROOWE DEE ADEER XUDUN IYO SANAAG AHAYN WAXAAN SUGAA WAA KARAASH OO SOO TOOSA WAXAY BARATAY CIIDAN QARAN IYO LAND IYO HUUHAAYE WALAAHAY BAAN KU DHAARTAY WAX BAA IIMUUQDA HADAY REER NUGAALEED BAKHTIGA AY KU AFURAYAAN JOOJIYAAN WAXAAN BURCO LAYS KUWARAYTEEN LAAKIIN DOQON XAAR KA BUUXO BAA REER NUGAALEED ISKA HOR QAADI WAAYEEN WAXAAN SUGNAA WAA KARAASH IYO DHOOBO DAREED OO LOOGU DHAARTO PUNTLAND TA SAXA AH INAY TAHAY BOOSAASO QARDHO GAROOWE GALKACAYO KKKKKKKM NABADEEY

  10. Awga says:

    Kkk

    Waa intaasoo uga dhawaata qalbiga xejisaaa Mr Bidhaan Hudheele .
    Waxaan ognahay asaga iyo Jangali in ay diyaarada ku soo Raaaceen Garwe bay tagaysaa markay arkeen ayadoo ka degtay Buhodle sas iyo waali baa ku dhacday.
    Bidhaan waxa uu sheegay in Shirqool loo dhigay lagu geeyey buhodle beena loo aheegay oo uu ku socday garowe .
    Bidhaan waxa uu raaali galin u aoo diray madaxwaybe Deni iyo luntland oo u sheegay in la afduubtay alle ayaaana na aoo badbaadashay buu yidhi.
    Wuxuu ku cataabay inuu meesha ka sheegay in buhodle tahay puntland.
    Libin ha uga dhigana Afduubkii wasiirka iyo xoldhibabada ee buhodle

  11. Daraawiish says:

    Kuwiinan meeshan ka buuqaya edaab melehidin waayo hadankiinu munaasib maaha isaaqland haday awood leeyihiin 30sano gidaaar cidlo ah mey taagnaadeen majeerteenland maanta ayey ugu rajo xunyihiin waayo amninigoodii faruhuu kabaxay wax gacan ugu jiraa majiraan iyagoo 22 sano maamul lahaa waa nasiibdaro Bidhaan hadaad maqashaan waa awoowayaashii sagaarada magteeda kaqaaday idoor maantana waxba kuma aha in uu halkoodii kuceliyo oo buurahoodii ku laabtaan dhalinyaro fardo laysku hayo lays kuma faansho buhoodle waatii huunadu maryo cascas kala tagtay ee maxaa isbedelay




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...