600 Daawo:Madaxweynihi Galmudug Oo Taageeray Gooni Goosadka Somaliland, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:Madaxweynihi Galmudug Oo Taageeray Gooni Goosadka Somaliland,

Madaxweynihii maamulka Galmudug ayaa teegeeray gooni goosadka maamul Beeleedka somaliland iyo dabaaldaga 18 may,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    IRIR SAMAALE

    GUUL IYO GOBNIMO

    WAAYO SOOMAALIDU WAA DIR DAAROOD SAWAABANE IYO SOO RAAC.

    @ sheekh.isxaaq.com

    • axmed says:

      hawiye hadday aqoonsi idiin hayaan beri hore ayaad go’i lahaydeen. Ma idinkaa isla degaba 🤣 raggaa Darood ayay ku xidhantahay, waayo ayagaad leedihiin dhulkoodaan la go’aynaa. Midda kale Irir samaale xaguu jiray markaad hooyooyinkii hawiye ee kasoo qaxay yemen ee berbera aad live tv uga celiseen

  2. BERBERAAWI says:

    LAFARUUGAAWI

    KKKKIKJIIKJI

    WAAR REER SHEEKH ISAXAAQ DIR MA AHEE DAAROODKU WAXAY YIDHAAHDAAN NAAG LA YIDHAAHDO (DOOMBIRO DIREED) BAA NA DHASHAYE REER SHEEKH ISAXAAQ BINU AHMED BINU ABDUL MUDALIB BINU HAASHIM BINU QURAYSH WEEYAANE BAL ADBA ABTIRSO!!.

    @ xiis maydh.com

  3. LAFARUUGAAWI says:

    BERBERAAWI

    WAAR SAAXIIB AWAWGEEN SHEEKH ISAXAAQ HA NAGU SOO TOOSINE FAQASH SOMALO BUURO MA LEEYIHIIN.

    ILLAYN BUURUHU WAA MACDAN’E

    BUURAHA SOMALILAND REPUBLIC WAABA KUWAANU
    FAQASHTII KAGA ITAAL ROONAANAY.

    @ quruxda buurta sheekh.com
    # buurta gacan libaax.com

  4. HILLAAC says:

    Yaa ah GOONI GOOSAD?

    Anigu (hoggaamiyaha ruuxiga ah ee KHUUKH-LAND) waxa aan khabaa in maamul beeleedyada oo dhammi ay wada goonigoosad yihiin marka laga reebo DARAAWIISHTA. Qaarna way caddaysteen sida maamul beeleedka reer GABILEY ee Hargaysa, halka kuwa kalena ku hanjabaan in ay goosanayaan haddii waxa ay rabaan la fulin waayo sida maamul beeleedka Garoowe, Qardho iyo waqooyiga Gaalkacyo.

    Marka aad isku soo wada xoorisana, sida aan qabo, Soomaalidu ma rabaan nidaam iyo kala danbayn iyo ku dhaqanka sharciga mid gaal iyo mid muslin ba. Taa beddelkeeda waxa uu qabiil kasta rabaa in uu kaligii QARAN noqdo oo uu calan samaysto oo madaxtooyo samaysto.

    Dadka qaar waxa ay moodaan in Farmaajo la diiddan yahay, lama diidana e kursigaa iyo dawladnimadaa la diidan yahay. Intaa waxaa dheer, maamul beeleed kastaa dhexdiisuu iska haystaa oo isdulminayaa illeen waa wax QABIIL ku dhisane. Dhammaantoodna BURBUR bay qarka u saaran yihiin oo ku danbaynayaan.

    Waxa aan daawanayey DENI oo SUUROONAYA oo indhaha isku qabqabanaya sidii islaan garoob ah, waxa uu ku leeyahay beesha caalamka iyo dawladda federaalkaa na gabtay!

    Ninka sidaa lihi illaa hadda Muqdisha ma tegin, oo taa beddelkeeda waxa uu ku laba raadleeyaa Nayroobi iyo Imaaraadka. Bal idinku JAAHWAREERKAA fahma? Dadkani waxa ay rabaan oo ay u baxbax sanayaan in meelo kale looga taliyo.

    Waxaa aniga ii muuqda (iyada oo aan naxariista alle laga quusan) in XALANE iyo beesha LIXAAD oo hadaba daaha dabadiisa naga xukunta, aan si toos ah u hoostagidoono oo ay nagu kala dari doonaan siday horeba noogu kala dareen Nayroobi iyo Addis-ababa.

    Midda kele, Nayroobi iyo Addisababa hadaba way na haystaan oo cii9damadoodaa nagu dhex jira, qaarkoodna ciidan BADEED bay samaysanayaan iyagoon badba lahayn, halka kuwa kalena ay baddeenii qaateen.

    Wax xun sheeg ma ihi laakiin ‘there is no light at end of the tunnel’.

    • geelle says:

      Hillaac, asc, Ramadan Kariim

      Waad eexatay, oo inkasta oo Aad si fiican u hadashay, weliba geba-gabadaadu werwer leedahay, runna u dhowdahay, Illaahay kama dhigee, waxaad ku eexatay inaad tidhi, maamulka Puntland wuxuu xukuma, Garowe, Qardho, iyo Gaalkacayo badh, Somalilandna waa gebilay qudha, arrinkaa caqliga saliimka ka fog, logic ahaan iyo xaqiiqda jirta, reality on the Ground, baa baabi’isay hadalkaagii oo dhan, Somalidu waxay tidhaahdaa ” Beentaada hore ,runtaada dambe ayey dishaa” wax dambe kaa qori mayno, waayo waxaa ku jira waxooga; naceyb, xaqiraad, eexasho, dulmi, diidmo, aasid, buunbuunin. Dawlada Xamar weeye tan haysta Xaafad Xamar ah iyo meelo Gedo ka mid ah oo qudha.

      • HILLAAC says:

        Geelle-ramadaan mubaarak

        Hagaag, waan aqbalay haddii caddaalad darro aanan u jeedin layga tirsaday. Waxa aan ka reebay waqooyiga Gaalkacyo. oo uu qalinku iga daaray; waxa aan marka ku soo koobay Garoowe iyo degmada Qardha. Allaw or u bixi.

  5. Said badhan says:

    WAXAAN MAQLI ILAA YARAANTEYDII IIDOORKU WAA FALAASHE IYAGA IYO ETHIOPIA WAANA HABARWADAAG MIYAY IS BADALEEN

    • LAFARUUGAAWI says:

      KKKKJKJIKJIKJI

      WIXII LAGUGU QUFULAY ADAY KUU TAALLAA LAAKIIN
      REER SHEEKH ISAXAAQ
      CADAWGOODA UMABA DAAHAANE
      HAY HABSAAMIN BERITO WAAN SHAQO TEGAYAAYE.

      @ SOMALILAND ALLAW DHOWR.COM
      AYAA

    • geelle says:

      Said Badhan, waxaad ii xaqiijisay arrin nin reer Ceerigabo oo Muse ismail ahi igu yidhi oo Hartiga Aad u yaqaan, wuxuu yidhi, marka ay yaryar yihiin baa sida carabta iyo Yuhuudda Warsangelig iyo Dhulbahante lagu soo korshaa naceybta Isaaqa, been iyo run mid aan uga qaato baan garan waayey, xaqu feedhaha ayuu ka dillacaa, maanta ayaad markhaati u furtay, in markaad yarayd aad ka maqli jirtay, aabahaa, hooyadaa, adeerka, habaryartaa, Isaaqu waa Falaasho, INNAA LILLAH WA INNA ILEYHI RJC.
      Waa Ramadan waxaan kuugu dhaaranaya, inaan weligay waalidkay iyo ehelkay I odhan Harti ama Daarood ama Somali kale waa ceynkaa, waxaan iskuweydiinay dad badan, mid walba waa ka dhaartay inaanu waalidkii xumana Somaliyeed u sheegin, Aabahay wuxuu la saxiib aha warsangeli badan oo reer cadmed ah, wuxu odhan jiray waa gobtii wallahai, xaggee la isaga keenaya, Allow ma been baan sheegaya, your parents were sowing the seed of hate against you and me, what an idiots, what a bandits what an ignorant and stupid people, you were raised up in toxic and hateful, jealousy environment, people are against each other, gossip, malicious acts, I know Badhan and Lasqorey everyone is someone else’s throat

  6. Somalilander says:

    Qaar badan ayu shuban ku dhacaa.

    Laakin waa wax soo socota in beesha Hawiye taageerto qadiyadda Somaliland.

    Anaguna waxaan taageero ciidan iyo caqli la garab istaagayna beesha Hawiye oo madaxweyne waligood ka noqda Somalia.

  7. Xagar says:

    Alla faanweynaayey maxaa dhuuso fowleh;;waxaan u maleynayaa in gartii gar adag oo kale dhici doonto.(( ka waxa kadhigan niman kadabkood go;ay oo kimis u laabneyne ragaw kibirka waa lagu kufaa waxa xiga aynu dhawrno.

  8. Asha says:

    Gallakacaya galnus waxay kadegaan baraxley magaalada marka afar qatbood loo dhigo baraxley waa halqeeyb afarta kale anaaleh koonfurta ayey kadegaan reer kalnus

  9. qays says:

    wlhy isaaq daarood wxu ka dhigay in qashinka aruursata oo gubta iyo in garowe la dul fadhiyo oo aan far qaadi karin iyo in ingriiska lagala tashtay in itoobiya qaadato,,, guul isaaq iyo irir samaale (hawiye)

  10. Xagarciideed says:

    “Findhicilku ma xalaalbaa mise waa xaaraan, xuskiisaaba xun” Xaflad been ku dhisan tegideed, maxay soo kordhin, maaweelada caruurta, maaweelada caruurta. Ninkan, wuxuu soo helay xilal uu lotto iyo nasiib ku helay, hadday tahay fedral-ka iyo markii Xamar inta laga qaaday la dulsaaray reer Galmudug, nasiib darada haysta isuma haysto masuul Somaliyeed, ee wuxuu u ban baxay nin sooreed iyo maxaan cunaa. Waxa isu keenay waa xoogaaga laga soo qaadayo Emirates-ka, oo handaraabka ay isku dan ka wada yihiin.

    Dalkan Somaliya, nin aan la soo tijaabin, madax danbe ka noqon maayo, waa habeenkii xalay ahaa tegey. Xilku waa sidaa dablaha askariga oo marka waaya aragnimadu u korodho hela inuu ka dalaco ilaa uu gaadho meesha ugu saraysa. Derejo wiish /elevator loo raacayo oo dhakada laga imanayo, waa musuq maasuqa hooyadii iyo aabihii, taasoo keenaysa khaladaadka ay ku dhacaan kuwa xilalka loo dhiibo ee aan laga soo fiirsan. WBT

  11. Hobyo man says:

    AAD BUU U MAHADSAN YAHAY ANAGAA LEH ALOW DHOWR JAMHUURIYADAA BARAKAYSEN EE NACABKU KU SHIMBIRAQ LAYNAAYO LA YAABI MAAYO KUWA HADLAYAA WAA KUWA LAGAHAYSTO FROM LAASCANOOD IYO TUULOOYINKA KU XEERAN VIVA IRIRSAMAALE KA NAXOO NAFTA WAA GACALOW KU RAAXAYSO




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...