600 Daawo Sawiro:Somaliland Oo Ka Faa’iiday Diidmadii Ay Diiday Diyaaradihii Buufinaayay Ayaxa | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo Sawiro:Somaliland Oo Ka Faa’iiday Diidmadii Ay Diiday Diyaaradihii Buufinaayay Ayaxa

Maamulka Somaliland ayaa ka Faa’iiday Diidmadii ay dhawaan Diiden in Labo Diyaaradood oo Dalka Canada Dawlada Somalia ka soo kireysatay inay Deegaankooda ka Buufiyan Ayaxa,

Hay adda FAO Ayaa somaliland maanta ku wareejisay Lix Gaadiidka Cabdi Bilaha eh ee dagaalka loo isticmaallo kuwaaso la saaray Matoor yar oo loogu tallo galay in Lagu buufiyo Ayaxa.

Fa’iidadda ay somaliland ka heshay Diidmada Diyaaradaha Fadaraalka ayaa ah inay ku heshay gaadiid Cusub oo ah nooca Dagaalka ee dheereeya kuwaaso ay u isticmaali doonto Dagaalka Gobolada SSC,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. A k a muuse says:

    raganimadu waa go aan
    Adayg muuse bixi oo kalaa loo baahanyahay

  2. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    Khaatumonews24.com

    KKKKIKJIIKJI

    SOMALILANDERS KU MA DAWARSADAAN SIDA FAQASH SOMALO EE WAA QARAN XORA OO ISKU FILAN (AYAX) AY DHASHIIKE KU DIDI YAAN ISKA DAAYOO DAYUURADAHA FAQASH TA EE HAWADA SOMALILAND REPUBLIC SOO DUL MARAA BAANKA DHEXE EE SOMALILAND BAY CASHUURTA KU SOO SHUBAAN WAAYO WAXAA KU FILAN HAL GATAAN OO SS60 AH
    FAQASH TU MEESHAY RAADAARKA HAWADA SOMALILAND KULA WAREEGTAY WAA HUUHAA HAWIYE HABAYAC LAGU MAAWEELIYO.

    @ hubka GUBANKA somaliland.com

  3. Xaaji xarago says:

    Ka naxdee

  4. Oday says:

    Lix baabuur hayaay, laascaanood bey ku qabsanayaan waa in laga hor tagaa. Dhulmahante shir deg deg ah isugu yimaado si arrintaa wax looga qabto

    • LAFARUUGAAWI says:

      KKKKJKJIKJIKJI

      FULAY WALIBA CABAAD WEYNE
      LAASCAANOOD SAWTA NABADA AH EE SOMALILAND REPUBLIC AH
      WAAR CID CID XOOG KU MUQUUNIN KARTAA MA JIRTEE
      CABAAB WEYNE
      LIX LANDCRUISER OO AYAXA KUGU HABSADAY LAGAAGA XOREYNAYO AYAAD XAARMAAJO UGU HABARWACAYNASAAYE AAMINSO QARANKAAGA SOMALILAND REPUBLIC.

      @ hankaagu ha dhaafo reer hebel.com a

  5. Xagar says:

    Ha baqleyso Qoysland my qaadiro kuseexatay oo lasso toostay.

  6. Axmed warya says:

    Qoysland ,qudhunland,bakhtiland,bililqo land,biyobaxland,land,land…..kuli wada land,qabiilland.yaa qaranland ah.no one

  7. Axmed warya says:

    Viva SOMALILAND.

  8. Suldaan says:

    Khaakhaayirnews

    Maxuu yahay dagaalka Somaliland ku jirto ee Sool ku aadan?!

    Sool Soo Somaliland maaha kamana taliso?

    Khaakhaayirku yaanu waali kugu noqon ee iska yaree
    Kkk

    Diyaaradihii ayaxa buufin lahaana Wiig gudihiis ayay Hargeysa imanayaan,waxayna kasoo duulayaan Nirobi-Kenya.

    Viva Somaliland Repuplic.

    https://youtu.be/grnXUjlh8hM

  9. Musse Biixi Abdi says:

    warkaasi waxba kama jiraan weeye,somaliland diyaaradaha DF way soo diri mar labaad wayna buufinaysaa haddi eebe idmo,SS&C wax iga jira majiraan,xadkaygu waa burco intaas ayaana iga badan oon difaacanaynaa,
    viva somalialand




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...