600 Wararkii Ugu Danbeeyay Diyaaradii Badhan | khaatumo news online
dahabshiil

Wararkii Ugu Danbeeyay Diyaaradii Badhan

Diyaarad sidda gurmad Caafimaad oo dowladda Soomaaliya u soo diyaarisay gobolka Sanaag taasi oo ka degi lahayd magaalada Badhan ayaa dib u dhac kooban ku yimid sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ka soo jeeda Badhan.

Diyaaradda oo la filayay in ay maanta tagto garoonka diyaaradaha Badhan ayaa dib u dhacday kadib ciriiri dhanka wakhtiga ah maadaama aysan habeenkii diyaarado ka degi Karin Airport-ka Badhan.

Wararku waxay sheegaan in diyaaradda maanta uu wakhtigu ka dhacay kadib markii mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ay isku dayeen in ay baajiyaan balse madaxda dhaqanka gobolka ay dib ka xalliyeen murankii ka dhashay isku daygaasi.

Diyaaraddaas gargaarka sidda ayaa la filayaa in ay maalinta berriya gaarto magaalada Badhan ee gobolka Sanaag halkaas oo ay gayn doonto gurmad caafimaad.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Oday says:

    Mar waxad leedihiin ciriiri xaga waqtiga ah bey dib ugu dhacday, marna waxaad leedihiin puntland baa diiday oo garoonkii qabsatay. Waxaan idin weydiiyey marka aad riyootaanba ma wixii aad ku riyooteen baad qortaan, mise intaad khamri cabtaan baad waxaad rabtaan iska dhahdaan

  2. LAFARUUGAAWI says:

    KASTUUMO WEB
    DADKA WAX KU SOO MALMALLUUQAA

    CAADI MA AHA BAL WAATAASE YAA FAHHMAYA WAXAN AY SOO XARXARIIQEEN

    KKKKJKJIKJIKJI

    DAYUURAD BAA DUUSHAY IYO HABSAANTAY MADHEERTEENIA AYAA BADHAN QABSATAY TUULADA BUUHOODLE FAQASH SOMALO AYUU SHALAY XAARMAAJO U SOO DIRAY!.

    KASTUUMO WEB FAQASH MALAA SHAYDAAMIIN BAA U SOO WARAMA

    WEGER 😂😂
    BERINA LAASKA CAANAHA IYO BURCO AMA BOORAMA WAXAY ODHAN DOOFAARADII 🐷🐖🐷🐖 FAQASH SOMALO AYAA YIMI.

    @ MIYAY MIYIR BEEL ASQOOBEEN FAQASH.COM

  3. Wiil waamo says:

    Bakhti ruug ma soo tid miyaa?

    • GARBADIIRI GACAN LIBAAX says:

      INA WAAMO
      XAARMAAJO FAQASH SOMALO FAR DHEXE ISA SOO GELI.

      WAAMO
      KISMAAYO WAA AGTEED’E OO ABTIYAASHAY AYAA QOOQAANI ‘ AFMADOW ILAA LUUQ GANAANE DEGA’E ADIGU MA QAFUUR BAAD TAHAY??!.

      @ ciidanka cirka somaliland.com

  4. Raamaleey says:

    Doqonkaan Lafihiisa Cida Ruugtay GARANAYN ee shalayna laruugay Maantana LARUUGI DOONO KHALKHAL IYO WEL WEL BAA KAHAYA DHULKA HARTIGA WAQOOTI DEGA ADEER TAN DANBE BAA DARAN WAX BADAN BAAD UBAAHAN DOONTAA INAADAN OGAAN WAAYO QALBIGA XANUUNKA BADAN HADUU KUGU BATO WAA WAXAAD UDIYAAR GAROWDAA WADNAHAGA OO SIDII FUJAAN SHAAHA UQARXA KKKKKKK HUUNO HUUNO IYO INDHO DAAFLE BAY BARATEE CIIDANKA QARANKA KKKKKKKKKK WALAAHAY WAA QOSLAA ANOO WAX KA XULANAYA 27 IYO 28 MIYEY AHAYD MAALINTA NADAAFADA GOBOLADA HARTIGA ANOO WAX KA DHEX XULANAYA ILKACASTA OO SOO BANAAN BAXADA KKKK WAR RAMADAAN BAA ILAYN LAGU JIRAY ILAAHOOW TOOBA KKKKKK




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...