600 Deg Deg:Ciidanka Puntland Oo Qabsaday Garoonka Badhan Kadibna Diiday Inay Soo Dagto Diyaaradii Xamar ee Gargaarka waday, | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg:Ciidanka Puntland Oo Qabsaday Garoonka Badhan Kadibna Diiday Inay Soo Dagto Diyaaradii Xamar ee Gargaarka waday,

Khilaaf ayaa ka taagan Diyaarada sida Gargaar Caafimaad oo dawladda Soomaaliya doonayso in ay ka soo dejiso Garoonka Diyaaradaha magaalada Badhan.

Maamulka Puntland ayaa diidan in Diyaaraddani ka soo degto Garoonka iyagoo Ciidamo Dhoobay garoonka.

Wariyaha HCTV ee Badhan Cabdicasiis Xidig, ayaa sheegaya in ay guuldaraysteen dedaalo madaxda Dhaqanku waday oo la doonayay in Puntland lagu Qanciyo ay diyaaradda u Ogolaato in ay ka soo degto Badhan.

Shalay dawladda Soomaaliya ayaa Diyaarad agab Caafimaad sida ka dejisay magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Yusuf says:

    Sii dhuuq-dhuuq inta uu ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Soomaliland uu ku soo ruqaansanayo Buuhoodle iyo Badhanba.

  2. Oday says:

    Been badanaa. Sidee baa puntland ku diidaa diyaarad u socota badhan iyo buuhoodle. Ileyn dhulnahante waa dad wada sixran xattaa weriye ku sheegooda iyo ina koore isku si bey u hadlaan. War cidda horumarka idiin diidan maaha puntland ee waa Isaqland. Kor fiiriya xooloyohow

  3. Abc says:

    Khiyaali news.
    Bal docuun isugu badhya.
    Diyaaraduna waxey sidaa waa saabuunta lagu faraxasho iyo waxoogaa gafuur duub ah(one time use).

  4. Geedi says:

    Ciidan Qaran majiree was cidan qabiil snm hadaad soo aado buuhoodle Badhan waxaa dhacaysa tii kalshaale oo kale soo dhowow willow Ninkii soo joog lagawaayo soo jiifso ayaa lava helaa

  5. Ismail says:

    Reer Buuhoodle iyo reer Badhan waxay il ka garteen inay Hargeysa, Garowe iyo Muqdishoba wax ka gurtaan oo mid walb u sheegaan inay iyaga ka tirsan yihiin. Haddaba, waxaa jira xanuun ku dhaca dadka marka ay caloosha isugu geeyaan waxyaabo kala geddisan oo aan isgeyin in meel laysugu geeyo, waxaana xanuunkaas la yidhaahdaa “DAACAAD-QUDHUN”. markaas bal aynu sugno goorta uu xanuunkaasi ku dhaco deegaanadaas.

  6. Hoowd says:

    Dowlada Soomaaliya waxba Uma qaban dhulkaan intaanay Iman saanag was inaay Puntland kala tashataa

  7. Oday Wax Og says:

    In Beesha Yar Ee Isaaq iyo Daarood Dagaal Isaga Hor Imaanayaan Waqti Aan Fogayn Waa Dhab….Wax Badan Baa Ethiopia iyo Dalal Reer Galbeedka Ahi Isku Dayeen Inay Baajiyaan Dagaalkaas Balse Hadda Waxay U Eg Tahay Mid Aan Laga Baaqsan Doonin!…Cid Walba Oo Ka Mid Ah Madaxda Daarood Oo Xidhiidh La Leh Beesha Yar Ee Iidoorna Waxay Ka Bixi Doonaan Baaxidda Siyaasadda….




script>
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...
”Axmed Karaash Isaaq Ayuu Geenaya Yoocadda Ma Noqon Karta wax Rag La iskaga Dhiciyo”
- May 25, 2020
Waxaa wali cirka taagan Khilaafka Madaxweyne Deni iyo Ku xigeenkiisa kaaso meel qarar maraya ...