600 Deg Deg Qarax Gaalkacayo Ka Dhacay oo Lagu Dilay Madax Ka tirsan Puntland | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Qarax Gaalkacayo Ka Dhacay oo Lagu Dilay Madax Ka tirsan Puntland

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxay qarax ismiidaamin ah oo duhurnimadii maanta ka dhacay dhanka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasi oo lagu dilay guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland iyo qaar ka tirsana ilaaladiis.

Qof isa-soo miidaamiyay oo watay mooto bajaaj ayaa isku qarxiyay gaariga uu saarnaa guddoomiyaha waxaana halkaas ku geeriyooday marxuum guddoomiye Axmed Muuse Nuur iyo saddex ka tirsanaa ilaaladiisa gaar ah.

Saraakiil ka tirsan Laamaha Amniga Gaalkacyo ayaa xaqiijiyay in gaariga guddoomiyaha qaraxaas lala beegsaday xilli uu marayay nawaaxiga xarunta gobolka oo uu markaasi ka baxay.

Al-shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda qaraxaas ayaa sidoo kale tilmaamay in ay dileen guddoomiye Axmed Muuse Nuur iyo saddex ka tirsan ilaaladiisa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Xoriyo Ibrahim says:

    Waa laogyahay farmaajo. fahad yaasin iyo qadar ayaa qaraxaan soo abaabuley puntlanad argagixisada usoo adeegsada cadowkele malaha




script>
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...
”Axmed Karaash Isaaq Ayuu Geenaya Yoocadda Ma Noqon Karta wax Rag La iskaga Dhiciyo”
- May 25, 2020
Waxaa wali cirka taagan Khilaafka Madaxweyne Deni iyo Ku xigeenkiisa kaaso meel qarar maraya ...