600 Daawo::Muuse Biixi oo Dhisanaya Ciidan Xoogan Halka Deni iyo Karaash Isku Haystan Taliye Ku Xigeen, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo::Muuse Biixi oo Dhisanaya Ciidan Xoogan Halka Deni iyo Karaash Isku Haystan Taliye Ku Xigeen,

Saacadaha soo socda Ayaa Hogaamiyaha Maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi waxaa uu Tababar usoo Xidhaya ciidan kamid ah Dhalinyarada Shaqo qaran

Muqaal hoose oo shabakadda Khaatumonews soo gaadhay ayaa muujinaya Ciidankan Muuse Dhisaayo iyo Awooda uu donaayo inuu ku sii haysto Gobolada SSC,

Halka Madaxweynaha Puntland Deni iyo Axmed Karaash labadii maalin ee ugu Danbeeyay isku Haystan Magacaabista Taliye Ku Xigeenka Madaxtooyadda,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Axmed warya says:

    Difaac ciidan qaran.
    Viva ciidanada qaranka ee jamhuuriyadda islaamka ah ee somaliland

  2. Oday says:

    Hadda maxaad na tusteen. Waxan aragnaa 50 wiil oo iidoor ah oo caato u bakhtiyaaya iyo laba taangi oo la sameeyey 1954 magacoodana la yiraahdo T54, waana nooca lagu galay dagaalkii labaad ee adduunka, dawladii kacaanka ayaa kaga tagtay meesha ay yaallaan mana ahan gawaari ka dhaqaaqi karta meeshaa ay joogaan
    Cabsida waxa iidoor ku hayaa puntland maaha waa inaad sidaa ogaataan dhulmahante dhoohanow waayo puntland waa gooni goosato iyagoo kale ah oo diidan in dawlad soomaaliyeed timaado waxaana marag u ah hadalkii faroole ee ahaa Gambadhe, ku noqda oo uu ka wadey idinkuna intaa iska haysta anaguna intaan kale baan iska haysanaynaa

  3. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    @ hadii aanan dhulkaygoow somaliland.com

  4. Raamaleey says:

    Waxaan layabaa qolada rajada Weli kaqabta Maamulka Maxamuud Saleebaan war waxaad NOO sooqoraysaan waa Shimbiro Yar yar oo caato caato ah dhulka SSC ee khaatumostd MA AXMED KARAASHKA DOQONKAA EE GARAN WAAYEY ODAY GABOOBAY EE SIRQADA AH EE ADEERKAA AH EE MAALINTA QOLADA AAD KAJECLAATAY REER SSC IYO DHULKOODA MIKIRIFOONKA KA QABO OO HADII LAGA HADLINAYO QOOD IYO XERO MALIHIDE KADAA WIILASHA MAXAMUUD SALEEBAAN EE DHULKOODA IYO DADKOODA TUUTAHA UGASHAN KATAGA OO DHULKIINI AADA NADELOYAHOW SSC CEEBEEYEY WALAAHAY WAX AAD KA TIHIIN SOMALIYA IYO SSC TONA MAJIRTO OO IDINKAA DHUUNTA U WADA DHINTAY E AADA BUUHOODLE IYO SAAXDHEER OO DIB UKICIYA ABAABUL ADAG OO WALAAHAY HADII 1OOO WIIL OO REER SSSC AH AY TUUTE UGASHADAAN INAY DALKA KASIFEEYAAN HUUNADA IYO MUQAYILIINTA TUUTAHA USOO XIDHAY INAY IDIN GO DOOMIYAAN

  5. JEESKA says:

    Raamaleey

    Inaad wax sheegaysaan moodaynay labo tuulaad noo sheegtay oo xadka ku teedsan. War baroorta nagala aamus oo orod ina cagjar saamigaaga i doono uskag yahow.

  6. Somali galbeed says:

    CIIDAN BEELEED NOT CIIDAN QARAN

    KALA BARO KHAATUMONEWS LABADAAS

    • Geelle says:

      ASC, RAMADAN KARIIM
      Haddii aanu nahay ciidamada Qaranka ee Somaliland ee ka kooban dhammaan dadka deggan Somaliland, waxaan caddeynaynaa inaan ciidankaasi cidna duulaan ku ahayn, waliba Soomaali, ciidankaasi waa ciidan difaaca Somaliland qudha ah, iyo haddii maalin uun la xoreynayo dhulka maqan ee Somaliweyn, oo sidii 1964/1977 dadka reer Somaliland qaybta laxaadka kale uga qaybqaateen. Waxaan idiin sheegayaa in dadka shicibka Somaliland oo 4 million ah yihiin dhammaantood ciidan hubeysan, oo u diyaar ah daafaca dalka, kuna hallayn doonin ciidamada caadiga ah. Waxaa hubaal ah, in ay guul ka keeni doonaan dagaal kasta oo ay galaan, niyadda ayaana wax walba ka weyn, qof kasta oo Somali dhab ahi waa inuu ku farxo, Somali kale oo dhisan oo ku dedaalaya, nidaam iyo kala dambayn inay samaystaan. Puntland haku dayato Somaliland, oo ha dhisto ciidan soo celiya haybadda reer Puntland, ciidan maalinba hub la baxsanaya oo Bangi ay meel kale qabsanaya ciidan maaha.
      Somali oo dhan ha noolaato, xaasidka Somalidu ha baaba’ao, ciidamada Amison iyo cadowga Somalida Itoobiya dalka haka baxeen, Somali danteeda uma joogaan, balse waa danta shakhsiyad aan ku kalsoonayn dadkooda. Guul Guul

    • geelle says:

      Somali galbeed, magaceedii baad dishay, ciidanka Liyuu-Police ka weeye ciidan beeleed, adiguse Somali maad dhex u ahaatid, dalku adiga ayuu kuu baaba’ay, meel dambe fadhiiso, oo hawlahiina ku mashquul, oo Itoobiya ku mashquul, meel halkan ka sarreysa ka feker, is-riix-riixa Somalida ee caanteynka ah haku wareerin, ha noqon doqontii ismoodee arooskeed ka heestay

      • Abc says:

        Khiyaali news.
        Karaash hadaa loo yabaa haduu isku taago Dani(,boqortooyada MJ).
        Dani isaga qortey oo shaqada siiyey karaash,haduu ka horyimaado madaxdiisa wuxuu mari halkii kuwii hore ee qilaafey Dani ay mareen.

  7. Q says:

    Ahmed Karaash waa nin xanuunsan oo xaga maskaxda laga ga jiro imisan lahaa Ninka dhibaatada maskaxda malinba asaaasaqii ayaa ku soo korday ama dementia




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...