600 Daawo::Muuse Biixi”Covid 19 Waxaa ka Mudan Inan Awoodeena Tusno Daarood” | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo::Muuse Biixi”Covid 19 Waxaa ka Mudan Inan Awoodeena Tusno Daarood”

Horjoogaha maamulka SNM Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Duleedka magaalada Hargaysa ,kusoo Bandhigay Qaar lamid Ah maleeshiyaadka maamulkiisa,

Dhootuskan iyo isku soo baxan uu ku sameeyay Ciidankiisa Muuse Bixii ayuu uga Danlaha inuu tuso awoodiisa Beesha Daarood Gaar ahaan Puntland iyo Xukumada uu hogaamiyo Farmaajo,

Muuse Biixi ayaa Boqolaal Ciidan Ah isugu keenay Hal Goob Xili caalamku kala eryaayo dadka lana diiday in Wax ka badan 3 qof hal goob isugu yimaadan.

Caadifada iyo qabyaaladda Muuse Ka buuxda waxay ka xoog badatay Halista Covid 19

‘Hadii Halista Covid 19 Muuse Bixii Ay kala weynaatay inuu Awoodiisa Tuso Cadowgiisa oo Aanu kamid nahay Hadaanu Nahay Reer SSC, Waxaan leeyahay Muusow Ma laascaanood mise Inta kale Reer SSC Laascaanood iyada halkan ii dhig Oo maanta kala Doodii maayo Sababtay noqotaba Waad Haysata laakiin Inta kale ee Buuhoodle Kamid tahay Inta aad halkan kusoo Bandhigtay iyo in kale oo ka badan waatii aad ku Tijaabisen ee Aanu Qaniibaysanay ee dadka ka kala Dareeri Safmareenka Covid 19”’

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 45)

  1. Axmed warya says:

    DIFAAAAC CIIIDAN QARAN.
    SOMALILAND GUUUUUUUUUUL,GUUUUUUUUUUUUL.

    • Axmed gadhwayne says:

      War yarkan wargaysa noo soo qoraa weli maqaan gaadhin.
      Adeer kalshaale ayaa xaar dhulka lajiiday soomaali diidka.
      Idoor ka iyo dirta waqooyi oodhan.
      Ma maryo caruurtan dhibooga kaso baxaysa ayaad daraawishta xaq u dirirka ah uga baqaysaa.
      Waa hadyad inoo iman doonta qanimada usì diyaar garoobe
      Viva ssc guul khaatumo.

      • geelle says:

        Waxabu weriye maaha, waa ciyaal, colaadda aan jirin ee aad ka sheekaynayso ayaan kula yaabay, 1980-90, lama joogo, Daarood iyo Isaaq wax ka dhaxeeya ma jirto, sowdan dib u noqday, waar bal Ramadaanka uun dadka ka xishood, waxan ma cidla ayaa laga helay, dadku idiinka caqli badan, maalin dambe ma soo booqan doono webkan, virus
        Intii dhib Somali la jecel cid kasta ha ahaadeene Allaha weynu gurigooda iyo gondahooda haku oodo, aammiiin

  2. Axmed warya says:

    DIFAAAAC CIIIDAN QARAN.
    SOMALILAND GUUUUUUUL IYO GOBANIMO.

  3. Axmed warya says:

    DIIDI MEYNO GEERIDA .
    GUMEYSIGANA MA OGOLIN.
    ANAGGA AYAA GUUSHA LEH INSHA ALLAAHU.

  4. Axmed warya says:

    SOMALILAND JIR OO JOOG.

  5. Abc says:

    Khiyaali news.
    U fiirso waxa uu cinwaan uga dhigey waxan uu meesha ku soo mal maluuqay qofkan xanuunsanaaya ee qaladka ka fahmey saxaafada..
    Qof hadaad uurka ka neceb tahey hadal qaadkiisa waa la jaraa,
    Waayo wax aan xanuun siyaada ah ood qaado ayuunbuu kusoo kordhiyaa.

    • LAFARUUGAAWI says:

      KADER

      TALOW XABBADDII QUDHA AHAYD EE ARMY CAR KII ( I AM KAARIHII) SAABUUN) EE BUQLEEN MAFIA MADHEERTEENIA
      HAWIYAHA GAALKACAYO AY WADA DEGAAN UGU HANJABI JIRERN

      SOMALILAND REPUBLIC MAYDKIISII XAGAY KU AASEEN?!!

      @ waa somaliland.com

  6. Yusuf says:

    Waar Somalialnd waa dal ay wada degaan oo ay wada leeyihiin DIR iyo Daarood ee mar danbe waxaas oo kale ha u soo qorin dadka yaa xayawaan. Gen. Baashe Canbaashe iyo Xildhibaan sare mujaahid Indho-indho ayaa la yaabban waalidaada xun ee cas.

  7. Ali says:

    Dawlada Waxaa lagadbooniin ciidankan dhaxgasho ooay si Hoose uqorato kuwa aan qaadka iyo Daroogada cunin oo waliba Qaar lagaarsiiyo Darajada General si Muuse Digtoonoow Safkagal uyiraahdaan next 18 may.Isagu waa Cornelle

  8. Ahmed Somalilander says:

    Waar xishooda daroodow cidna idinma jeede waan arka ilaa imika waxa idinka dhaadhici la’a qarankan muga iyo miisaanka leh ee aanu dhisane iyo heerka sare ee aanu gadhnay

  9. Idoor liqe says:

    Kkkkk qalabkan Daroodka barakaysan aya idiinka fuurandoona ee hala ogaado. GHANIIMA ayay nootahay hadan nahay Darood bilash bilash, sidi aidiin dilneey aya idiin dili dona huwaan waxiid.

    • LAFARUUGAAWI says:

      KKKKJKJIKJIKJI
      WAT ZEG JAY?!!

      IDOOR BAA I ADDOONSADA AA!!
      KKKKJKJIKJIKJIJI

      NAAG YAHAW GADHKA LIHI REER SHEEKH ISAXAAQ BINU AHMED BINU AHMED BINU ABDUL MUDALIB BINU HAASHIM BINU QURAYSH BINU’AADAM MUSLIM AH MA ADDOONSADAAN’E
      CADAWGOODA UMABAA DAAHAANE

      KKKKJKJIKJIKJIJI
      ILAAHAY HA U NAXARIISTO AWAWGAY SHEEKH ISAXAAQ.

      @ SHEEKH ISAXAAQ. COM

  10. Idoor liqe says:

    kkkkkkk calool waweyna will Darood aya ka gubayaa 3da tangi.

  11. Muqdisho says:

    Walaalada Somaliland hambalyo ciidan Soomaaliyeed waaye

    • Madaxbuur says:

      Waad mahadsantahay muqdisho.
      Ilaahay waxaan ka baryayaa inay reer muqdisho iska tuuraan tuugta dul taagan oo masiirkooda gacantooda ay dib ugu laabato.
      Wax yar baa hadhay tuura tuugta 2020 doorasho

  12. Dablariday says:

    Iidoor waxuu diiday ninka Daarooda Oo Oggolaada Waa Dulli iyo Damiin …Dagaal Bay Isu Diyaarinayaan Beeshan Yar Ee Iidoor Balse Weli Daarood Ma Fahmin ….

  13. Ali says:

    Markey Bahashu kaftan,Soomalinimo iyo Iskusoodhawn dhaaftaan Nacay

  14. GENERAL LAFARUUGAAWI says:

    KKKKJKJIKJIKJii

    ALLAH FAQASH SOMALO FULAYSANAA!!.

    HORTO YAA QABIIL IYO QABYAALAD KABA HADLAYA GEESIYAASHA CIIDAMADA QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND OO TABABARKOODII SOO DHAMAYSTAY AYAA XAFLADDII AY KU QALIN JABINAYEEN LOO SAMEEYAYE

    KASTUUMO WEB FAQASH
    HALKAA AMMAANTA SOMALILAND REPUBLIC KA WAD WALIBA WALAALKAU
    Y OO MARKII HORE HORE BERBERA MARINES COLLAGE KA SOO QALIN JEBIYAY IMIKANA NOQDAY CAPTAIN CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA SOMALILAND REPUBLIC AYAA KU JIRA

    GUULAYSTA GUULAYSTA DHAMMAAN CIIDAMADA QARANKA.

    @ ciidanka cirka somaliland.com

  15. HILLAAC says:

    Ciidankii KHUUKH-LAND ee aan tababarka u soo xirayna waa kuwan CARTAMAYA ee hoos ka daawada!

    https://www.youtube.com/watch?v=mVEhLO2daI4

  16. Xaaji xarago says:

    Waad heesaysaaye …hhhh

  17. Xoriyo Ibrahim says:

    Godiney ima goyseen hadaan daabkeygu kugu jirin isaaq darood dagaalkiis uma baahan harti mideysan baa kufilan oo aan dhabarka iskatoogan idoorna ukala humbaleyn edhulka xoreeya warsangeli iyo dhulbahante haloo sameeyo maamul ugaara hadii kale waa gumowdeeno guur ilmihiinu maleh ilmasoomaaliyeed lama kaftamikaraan akh viva harti ilaahow awoodoodatus

  18. Saed says:

    Taaniga iyo qoriga isma leh qoriga taangiga waxaa la dhahaa jante ama 100
    Laakiin hada waxa ku xiran maahan jante waxaad moodaa tuubo dheer oo lagu xiray oo qori loo ekaysiiyey qorigu waaba ka dheer yahay taangiga xabadba kama rido karo waxaa la rabaa qorigu in uu ka dhertahay taangiga afkiisa ilaa 3 taako

    • LAFARUUGAAWI says:

      SACAADO

      XAGGEED SIDA BAABUURTA GAASHAMAN LOO TOOCIYO KU ARAGTAY 🦓 (DAMEER) BA MA TOOCIN KARTIDE 🐎 (FARAS) BA ISKA DAAYOO

      CAQLIGAYGA WAXAAD TAHAY 🐴 (BAQAL) DAMEER IS MOODAY.

      @ SOMALILAND ALLAW DHOWR.COM

  19. Asad says:

    Warsangeli welgii dhul lagana qabsan hadana waatay guben carshaantii shidan laga dhisay e dhulbahantaha gumoobey oo dalkoodii hadiyada ubixiyey xagay kudambaynayaan

  20. Ali says:

    Lafaruugaawi,Adigu Faqash ay Faqashdhasheybaad tahaye Aaway kirishbooygii Binary ahaa?

  21. mohamuud says:

    HHHH fulle wax ka qoryo badan baqdin baa dishey ninkan iyo beeshiisa gebiley

  22. Edbiye says:

    Waar khalkhalka iska daaya,Somaliland arimeheeda gaarka ah ayay wadataayee

    Daarood baa la cabsi gelinayaa!!

    Armay iyagu khalkhaleen markay arkeen cududa cidanka qaranka Somaliland.

    Waa hubkii faqash laga furtay aka adeero
    Kkkk

    Viva Ciidanka qaranka Somaliland
    👍👍👍👍👍👍

    👊👊👊👊👊👊👊👊

  23. LAFARUUGAAWI says:

    KKKKJKJIKJIKJI

    ALI QAAWANE

    MR PINARY IS GONE TO A NATIONAL SERVICE BUT MUJAAHID PINARY IS NOT DABA KA FUUL HE IS COMMANDER.

    @ hubka culus somaliland.com

  24. Warsame says:

    Asc waar debiga inaga daaya waa ramadaane anogu waxba meeshan kama maqal hadiise muuse ciyaalkuu u taliyo caycaydhiyo meelahaa oo kamarado ka soo duubo maxaa ku jaban Ä·kkkkkk waar odayga daaya meelihiisaa ha iska damaashaadee qabiilkana inaga daaya 2dan reer way is dhaleen meela ma kala tegayaanee qofkii dhib ka shaqeeyaana isagaa ku wareeray.Somaliyee shaydaanka inaga naara qabiilku waa shaydaanee.

  25. Mahad says:

    Muuse biixi usheega inta uu haysto oo ciidan in lala haysto, oo looga sii badan yahay oo wallaahi billaahi Xabashi ku badbaadin karin. Tobanka Taangi marka laga gubo ayuu saaxiga keeni doona, haka baxo dhulka Daarood inta ay goori goor tahay.

  26. Ali says:

    Lafaruugaawi
    Inkastoo biniry ayaydiitahay Reer Liiban,Isaga Faqashnimadiisu Way Fogaatey.Isagaan General kadhigeynaa si muuse linka ugaliyo. Adigu Muuqshabeelbaadtahay oo waalagaashikin.kkk

  27. qays says:

    reer buuhoodle waa bisado xiligaas hal fooq kama taagna qofka ku dhaawacma buuhoodle lascanood ayaa oksajiin lagu siiyaa laguna dabiibaa jamacada lascanood ayaa buux dhafiyeeen rer hagar ,, rer lascanood iyagu dantooda ayay gartaan maanta sida ay lascanod u eegtahy yaab! kuwan reer hagar ee bisadaha ah sida ay daraawish ugu hayeen iyo ssc ayay bakhtiyeen

  28. Oday says:

    Hadaad ciidan tihiin tuulooyinkiina Ogaadeen maalin walba gubo orda oo iska celiya, mida kale laaluushka aad faroole siisaan joojiya oo awooda aad ku faantaan isticmaala. Hadii kale ilma cali waraabow wax yar suga ciidankii Soomaaliya oo dawlad Nato, member ah ay soo tababartay oo soo qalabaysay waa idiin soo socdaan, taangiyadii dawlada kacaanka oo aan meelna gaari karin iyo xoogaa rasaas ah oo Meles Zenawi idin siiyey si aad dalkiina ugu dhinaateysaan meelna idin geyn meyso isaaqow

  29. Raamaleey says:

    Waxaan hubaa IN hurdo AY kaquusteen Maleeshiyaafka BEESHA dhexe iyo inta kumilan Qabiil Qaran Manoqdo inkasta oo AY dadaaleen oo shillin kuhadhay Beesha Uusan JIRIN kow tankale Wixii dhaqaalo si KASTA haloogu cawdo BEESHA CAALAMKA isna wixii AY Kaheleen Wuxuu ku dhamaaday Tuute yar iyo gawaadhi Duug ah oo Maalin kasta Rinji lagu Xardhayo War beel iska DAAYe dawlad Aan dhaqaalo Wayn lahayn oo Mudo dheer danab iyo baadrool dheeman iyo lacag adag lahayn Baan 7 days isdifaaci Karin AMA DAGAAL ku jirikarin TAAS waa ucadahay Qofkasta oo Aqoon leh wixii Qar iska xoor nina ah waa meesheeda Marka Arinta Muuse iyo beeshiisa WAKHTI badan Uma Baahna oo Waa ASKARI JECEL INUU ARKO KUWO KALE OO BEESHIISAA OO LEH TALIYE IYO MADAX WAYNE HADAAN REER WAQOOYI MIDAYSAN LAHELAYN IGA WALAAN WAKHTI IYO INERJI IGA BAXAYN MID KABADAN INTAAN COMEDKAAN KA QORAYEY OO 10 NEEYO DAQIIQAA VIVA SOOMALIYA

  30. Hagar says:

    Idoor wagaashe wati an hargaysa kudhakhlaynay masakiin 4 tangi oo macmala iyo gadiid land cruiser pickup Dissel Dubai oo jalfiski yalay oo lagaso ibsado iyo ciyaal kaki logaliyo wax kuqadi maysan.
    Jigjiga ila cerigabo ba Darood leyahay jees yaar oo ay kabadan yihiin tumalada nala dega maxay nayeeli karaan idoor wa gun guntana malaha guul nabaad iyo colaad waxba katari maysan.
    Runbana idiin sheegaya habar yonis ba nasab idiinka ahayd awala idiin may ahayne nasab nimada wa niman diira.
    Waxaad kaboobten hargaysa iyo burco.
    Hadaba jegaanay mustafe cagjar iyo farmajo walaba wiil oo darooda oo barqaba ah habeen iyo malin wad tugsanaysan.
    Waji dagaal ba idiin yaal iyo xabaad 30 sanadood bad meela gari waydeen.

  31. Hagar says:

    Sacad muse wa xawalay.
    Adan buule badhasabki gorti uu maha ad qabtan idiinka qadayay oo hargaysa ku qabay darewalo iyo wardiye iyo jariyado waxa u aha habar awaal .
    Idoor wa dagalanay habar yonis hadaysan idoor kadhalan muse xolaha waxa uu uraci laha garikombe.
    Tariikhda waqorantahay wana isqortay.
    Laascanood niman xiliyahooda kujooga matihiidin oo dhebta jamac siyaad baad ku fadhiidan walibana lalush iyo nago ku bixisan.

    Habar awal xage jirtay malinkan qaadnay geeli indho badane muse awoowgi balaha mantana ethopian iyo Somalia iyo kenya aniga kadobiyaya.
    Miskin 30 sano ooyaya.

  32. mingistume Soo Dag says:

    dhamaan akhyaarta sharafta Iga mudan
    Ramadaan/wanaagsan /Slaan gobeed /
    —————————————–
    suldaan Dab La Riday war heedhe iska waran
    Boowe muddo dheer isma aynu maqal ee ragii
    xaagee u yaaceen/waxaad iga warantaa suldaan Cismaan/cawad/mahadsanid.

  33. mingistume soo Dag says:

    dhamaan akhyaarta sharafta iga mudan RAMADAAN WANAAGSAN IYO SALAAN GOBEED
    ————————————–

  34. Hobyo man says:

    Ilaah baan idinku dhaarshee dhulbahantow yar iyo weynba caqligiinu ma kaasaa bal fiirsho waxuu website kiinu qoraayo iyo jawaabtiina waar ilaahay ka baq a meel daarood iyo isaaq isku haystaan ma Haynes mida kle daarood ma wakiilbaad la tahay adeer daarood galmudug I gambled jubilant waa ku jiraa cuqdada iskasaaro somaland imaansada wuxuu dhahay laascaanood iska dhaaf buuhoodle imow kkkkkkk caqli gaaweeto caasimadiiba la carartaye buhoodle ma maamulbaa la jira was ha biqlaysee 60% ayaa ah askarta somaliland dhuloos markaa soo qurbe ku wareeray waxna kaqabsan waayay baa halka wax mulmulaaqi adeer anagaba nama soo gaarto dawldan nabar iyo naxli timirtii horeba dabloowaa waad ku qasbantay adeer muuse fad ama ha fadin

  35. Binary Operation says:

    Sool joogto Somaliland waxay kaga baxday wadahadal Iyo heshiis ay gaadheen xaglo toosiye Iyo axmed siilaanyo.

  36. Binary Operation says:

    Daarood Inuu abaahood cigaal shiidaad yahay waxa ku cadanaysa siday u sasaan siday u faanaan kolkay xaalad dagaal oo isaaq isaga hor imanayaan dareemaana argagax Iyo khal khal awgii diyaarado dagaal bay ku tamaniyaan! Kkkkkk

    Dhulka ba waa ka sasaan oo cirkaas bay jecel yihiin inay u yaacaan! 😂😂😂😂

    Waar inabtiyaal kala daaya faan aan joogsi lahayn Iyo sas khal khal idinka yeedhsiiya inaad cirka u yaacdaan.

    Waar iidoor miyaydaan ogayn inay gacmo dheer yihiin oo cirkaas idinka Soo qabsan karaan? 😂😂😂😂

  37. Binary Operation says:

    Ereyga ugu horeeya ee daarood afkooda kusoo dhaca waxa weeye diyaarado dagaal Iyo cirka oo loo yaaco! Kkkkkk

    Waar Dee Iska jira iidoor ahaan gacmaha yagu aad bay u dhaadheer yihiin oo cirka way Soo gaadhayaan wayna idinka Soo qab qabsan karaane! 😂😂😂😂

    Dee naanaysaha aanu la baxno ayaad ka garanaysaan ee gacmo dheere oo kale! 😂😂😂😂

    Adoo cirka isku halaynaya ayaan ka yaabayna in tunka la idin Soo qab qaban doono! 😂😂😂😂




script>
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...
”Axmed Karaash Isaaq Ayuu Geenaya Yoocadda Ma Noqon Karta wax Rag La iskaga Dhiciyo”
- May 25, 2020
Waxaa wali cirka taagan Khilaafka Madaxweyne Deni iyo Ku xigeenkiisa kaaso meel qarar maraya ...