600 Daawo:;Maamulka Somaliland Oo Diiday Diyaarado Ayaxa Buufinaya Inay Gaadhan Gobolada Waqooyi | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo:;Maamulka Somaliland Oo Diiday Diyaarado Ayaxa Buufinaya Inay Gaadhan Gobolada Waqooyi

Maamulka Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Diyaarado Dawlada Somaliya Sheegtay Inay Somaliland Udirayaan Si Ayaxa U Buufiyaan.

Maamulka Hargaysa oo sheegay in Diyaaradihii Ayaxa in laysku sawiray, sidaas awgeedna ayna u ogolaan doonin inay ka howl galaan degaanadooda. 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 18)

  1. Kader says:

    Allah yacizak wasiir. Maraboob uun baa kusharxi karaa qoladan somaliya. Ilaahow sharafta iyo karaamada hanaga qaadin. Indha adakaa miyaanu xishood yarina kujirin. Imika habeen walba waxaad arkaysaa waziiradooda caafimaadka oo kahadlaysa xaalada coronaviruska ee somaliland iyadoo uun TV ga waxa aanu kasheegno dheegata khalad iyo saxba. Miyaanay taasi ahayn fadeexad.

  2. Ahmed Somalilander says:

    Waar Somaliland qaran calami ah oo miisan kuleh geeska iyo qarada africa ayey noqon lahayde madaxweyne dadka iyo dalka hanta oo garta qiimaha ay leyihin iyo halka ay gaadhi karaan ayaan jirin Somaliyadan riwayada ah iyo beesha calamka gabalkodi sii dhacayo tona inagama soo ag wareegen runti lkn niman han yar oo il iyo garaad gaban ayuu ilahay nagu imtixamay

  3. Axmed warya says:

    Gu’inimo u dhereg leh gobanimo gaajo leh.
    Viva Somaliland.

  4. Axmed warya says:

    Dooni meyno quudhsi.
    Difaac ciidan qaran.
    Viva Somaliland

  5. haaheey says:

    reer dabacayuun waqtigii waa dhow yahay beelyar ayaad ka tihiin somaliya oo cuqdad la fadhiya 30 sanadood,beentiina socon weyday ………kkkkkkkkkkkkkkk

    • LAFARUUGAAWI says:

      KUUKUUYADA QAAQAAWAN IYO XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA EE AANUU BARNAY ISKA CAR ISKA XOREEYA IYO KURDISH IYGIIBA LA ADDOONSADO.
      TALOW ISLAANTII WAALLAYD WEEKIYO FATUUTO FAARABUUTO AKILEY FAQASH FAQASH EE SOMALILAND REPUBLIC SADDEX DALQADOOD KU FUREEN 18TH MAY 1991 KII IMIKANA XAARAAN KU FOORFOORISO’ CAALAMKOO DHAMI BAL MAXAA UGA 15 AH QARANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND OO DAL XORA AH.

      FAQASH FAQASH XABBADDII AANU FUTADA KALA DHICI JIRNAY AYAY U XIISEEN.
      FAQASHEEY CAQLI LA’🐷🐖🐷🐖 IYO DOOFAARADII WALIGOOD MA DOORSOOMAAN UUN IGA DHEH.

      @ SOMALILAND ALLAW DHOWR.COM

    • geelle_33@hotmail.com says:

      Baadhistii dunidu kusamaysay qabiilooyinka somalida iyo samiga ay ku kala badan yihiin oo xataa puntland post, lagu soo daabacay, waxay sheegeen in
      dalka somalia HAWIYE 25%
      ISAAQ 22%
      DAAROOD 20%
      DIGIL IYO MIDHIFLE 17%
      DIRKA KALE 13″
      WAA WALLLAAHI WAA RAMADAAN, QABIIL YAR KU WAALO , ADEER RUNTU WAXA WEEYE, SOMALIDA WAXA UGU MAGAALO WEYN XAMAR = HAWIYE, HARGEISA = ISAAQ, BURCO = ISAAQ
      KISMANYO = SOMALI OO DHAN, BERBERA = ISAAQ, BOOSAASO= DAAROOD

      • Xagarciideed says:

        Ka soo qaad in tirakoobkan mala awaalka aan kugu raacno, maxaa faaiido ah oo ku jira cidii doontaa ha badato, waa aragti maan gaab ama mukhaabaraat shisheeye ka yimi (Carabtii gabdhaha ahayd) oo raba Somali furfurkeeda. Haddii aadan ahayn qof lagu shaqaysanayo sida xalweyste iyo kooxdiisa badar iyo beeso, ama qof ka soo baxay Abaarso school oo ka mid ah ciyaal fargeliskii ilma shuqul, ka noqo fidinta war dhedigeedka Somali lagu burburinayo ee cadaalada ka fog. Somalidii hore waxay u yidhaahdeen” Nin soori kaa qaaday, waa nin seefi kaa qaaday” Waa boobka iyo cadaalad darada kulli ku wada arooraya maxaan cunaa; udaha Somali isku wada dilayso oo lagu wada adoonsaday. Haddii, 275-ka qof ee golaha shacabku hal reer wada noqdaan, laakiin ummadda u shaqaynayaan, oo si hufan ugu shaqaynayaan, golahaas baa wada metela Somali oo dhan.

        F.G Udo=musqusha waxa la dhigo yacni saxaro iyo kaadi

  6. A k a muuse says:

    beenbadanaa beenbadanaa
    Alleh ku cadaab
    Waxaas oo kalaa dad wax u sheegaya waabu Kala hadlayaa
    Haday somali keento iyo hadiikalaba waa isku mid
    Masayr xamar oo aan biyo is marine weeyaan

  7. Kader says:

    Haaheey beeshaa yari waa ta idinqaawisay ee Abuja iyo kiiniya ilaa Minnesota idin kaga soo hadhay. Waata kaliftay inaad ilaa hada guryihiinii xamar aad ku dhici kari laadihiin inaad soo agmartaan. Markaa kugu diganmaayo laakiin maahmaah maraykan ah ayaa tidhaa “what goes around comes” markaa isqari. And if you want to know the truth the real somalis are us because we have a reference and you don’t.

  8. Kader says:

    Sorry i meant to say – what goes around comes around.

    • GARBADIIRI GACAN LIBAAX says:

      KADER
      WAAR NIN YAHAW MA OROMO AF SOOMAALI BARATAY BAAD TAHAY?!!.
      BEESHA YAREED SHEEGAYSAA WAA QOLOMA?!!.
      QOLOMAAD TAHAY IYO QABYAALADNA WAABA INTAAN UGU NECEBAHAY WAAYO WAJIGU WAA PASSPORT IYO ARAGUBA LAAKIIN DEE SOOMAALIDU WAA KALA WADANE MASAAKIINTA FAQASH SOMALO EE IYAGOO 2020 LA ADDOONSADO HA LOO GURMADO WABI SHABEELE AYAY ISKA MOOSI KARI LA YIHIIINE.

      BI’WAA HADRAAWAW BELEDWEYNE WAA KEE MA TII BOODHKA WAYNAYD
      BEER LULINA WAA TEE MA BUTAANADII BAA SANKA BIINKA KU LAHAY EE LAGU SOO TUURAY

      RAMADAAN KARIIM
      DHALLINTA REER SOMALILAND REPUBLIC

      @ beledwayn allahayow/hees.com

  9. Ali says:

    Ingriis Dhaladoow xageen kaadhunkadaa,Hadiiba Gaalcadoow waxkayimid Soomaali Diido Rajaa Muuqata Faraj Allah iman.
    Horta NN Igusawir Xarfaanbey kuyihiin.

    • Axmed warya says:

      Ali nacas yaa somali diidey?
      Somaliduse ma keligaaba,somali
      Waa 5 we mid dooro oo kaaga ku ekoow mise waxaad tahey ku gaagaaben ee Somali ku dhex dhuunta.

  10. Xagarciideed says:

    Bismillaah
    Allaah Kariim/adeeg Allaah/Waxsan Allaah. Maxay ismooday Hargeysa, ma dawlad bay isu haysataa? Kooxdan, jeegaanta riyo ayay ku jiraan. Waxay ruwaayadahoodu u socon lahayeen, haddii shacab isku dhan ay haysan lahaayeen; ku jiqsii, anagaa wadana iyo ciyaalnimo ayay ku jiraan. Ma garanayo goor Somalidu meel kastay joogto ka bixi doonaan nacasnimadii hore u soo burburisay ee qabyaalada ku dhisnayd. Wax Somalinimo ka hooseeya waa hoogga ummadda, cidii aalad/qalab/tool-ka dhigataana iyaday dumin aakhirka.

    F.G Yaa idiinka liita jeegaaneey, haddii aad siyaasadeeysaan, wixii lagula dagaalamayey cadawga ummadda Ayaxa. WBT

    • LAFARUUGAAWI says:

      WAAR NIN YAHAW MA OROMO AF SOOMAALI BARATAY BAAD TAHAY?!!.
      BEESHA YAREED SHEEGAYSAA WAA QOLOMA?!!.
      QOLOMAAD TAHAY IYO QABYAALADNA WAABA INTAAN UGU NECEBAHAY WAAYO WAJIGU WAA PASSPORT IYO ARAGUBA LAAKIIN DEE SOOMAALIDU WAA KALA WADANE MASAAKIINTA FAQASH SOMALO EE IYAGOO 2020 LA ADDOONSADO HA LOO GURMADO WABI SHABEELE AYAY ISKA MOOSI KARI LA YIHIIINE.

      BI’WAA HADRAAWAW BELEDWEYNE WAA KEE MA TII BOODHKA WAYNAYD
      BEER LULINA WAA TEE MA BUTAANADII BAA SANKA BIINKA KU LAHAY EE LAGU SOO TUURAY

      RAMADAAN KARIIM
      DHALLINTA REER SOMALILAND REPUBLIC

      @ beledwayn allahayow/hees.com

  11. Kader says:

    Mar haddii uf lagu yidhi xishood oo iskaga hadh. Maxaa kudaba dhigay qof iskala kaa weyn oo sanka kaa haysta. Walahi baantuu ayaanu idiin haysanaa adna somali baad kasheekaynaysaaye. Dhuuxa hadalka wasiirka oo qaata taladiisa. 2020 ayaa ugandhiis iyo kukuuyo iyo itoobiyaan iyo burundiis dhulkiinii idinku ilaaliyaan ooy idinka ilaaliyaan dadkiina. Ma ceeb taa kaweyn baa jirta.

  12. Abc says:

    Khiyaali news.

    Ninkii tiisaba daryeela mid kalana ku dara .
    Ayaxa buufintiisa waxaa ka horeeya iney horta , gumeysiga cusub ee qabsadey(xabashi, oromo, kuukuuyo, Uganda, kurdi, al sheydaan)iska buufiyaan.

    Marka xigtana ay iska buufiyaan colaada iyo dagaalada, nabad la’aanta, qaraxa,xaasidnimada,caqli xumada,ismaamul la’aanta kala dambeyn iyo is dhageysi la’aanta,
    Markaas ka dib,haka tashadaan iney puntland iyo jubaland buufinta ka bilaabaan.




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...