600 Daawo::Beesha Caalamka oo cabsi Galisay Maamulka Somaliland | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo::Beesha Caalamka oo cabsi Galisay Maamulka Somaliland

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. Ahmed Somalilander says:

    Waar 30sano ayaad jabkayaga sugaysane qaran jabaya ma nihine mad habaarka iska daysaan oo isku xishooda 30sano ayaad lahayden baasha calamka ayaa Somaliland igu soo daraysa oo dawlad ii dhisaysa waar Afghanistan iyo iraq ku cibro qaata beesha calamku Somalilandna dib idinku soo celin mayso dawladna idin dhisi mayse qaranka jamhuriyada Somaliland mid raadkisa dib uu raaci doona maha ilahayna kama dhige

  2. abdrizak says:

    Asc wlo aniga ahaan fikirkayga markaan ka dhiibto arinkaan

    Somaliland ama gobolada waqooyi ee somaliyeed

    Hadii iyaga aygartaan in ay somali ka go,aan cid kusoo celin karta ama qasbi karta majirto , wixii alle qadaro waa mesheeda

    wlo aan iska dayno , wixii dhib ah
    waan jeclahay midnimda somaliya lkn majecli in la isku qasbo , midnimada,
    iyaga laftooda reer waqooyi iskuma raacsana in ay somalia ka madaxbananadan

    waa wax jira aniga mahi reer waooyi ee waxaan ahay reer konfur

    lkn hargeisa hada gadanahay wax dhibana kuma qabo , waxaan ahay qof somalia ah iyagana waa somali, sidaas darteed

    waxaan oran lahaa laqado afti dad weyne
    hadii ay haa ku codeen aqlabiyada , wlo heen aan u hanbalyeyno
    inta ka horeysana in aan iska dayno kala qoqobka somaliya waa isku mide mahan labo

  3. HILLAAC says:

    DHIDAR ONKOD KICIYAY baan malqi jidhay!

    Waar IIDOORkii waa loo qayilay. Halmar bay soo wada hanbaabureen kuwoodii aan ogayn meel la isla marayaba. Taasi waxa ay ku tusaysaa in Muuse uusan runta u sheegin MAXAABIISTIISA iyo halka xaal marayo, oo xitaa umuu sheegin wixii qolkii madoobaa ee ADDIS-ABABA laysku dhaafsaday.

    Waliba ninka reer Yurub intaa kagama harine waxa hadalkiisa ku jiray oo uu yiri, “dhowaanna waan idiin imanayaa ee sii diyaar garooba”. Waxaad mooddaa in ninku uu CIRIQ raacayey.

    WAR JIDHAABA CAKAARUU IMAN DHIDAR ONKOD KICIYAYOOW.

  4. Ali says:

    Dadka Koonfurta Hada Maxamilikaraan In S/Land Lagusoodhaxtuuro Waayo Reer koonfureedku Qaarbadan ayaa sida Cawaanka Udhaqma.
    Tusaale ahaan waxaad arkeysaa Hal khilaaf oo ay 70 Kudhimatay Sidii iyadoo Qudus Laxorayn hayo
    S/land Waa Xadaariyiin ( plus) Laakiin Markaad aad ugufiirsato Waadad aan Nidaam Dawladeed waligood kudhaqmin oo islawayn oo Marmarka qaar kafahmikartid Dhaqankooda Iney Soomaalida Kasareeyaan. sidaas awgeed waxaan kutalin lahaa
    1- Koonfurta:- waxaa Gaaladu udhoobdhoobtey ay sii adkayso Mudo 5 sano ah.
    2 -In Muuse Biixi Lataageero si uu ugadhaqo Waxyaabaha Quraafaadka ah ee ay aaminsanyihiin Sida Qureeshbaan nahay,British,Qaranbaanahay IWM.
    3- In Daraasaad Lagumidayn-Hayo Gobalada Sool Sanaag Awdal iyo Salal Labilaabo Maamul kumeelgaar ahna Loosameeyo, oo Ciidanka Hiilwalaal EE Huwan shaatiga Qaramada Midoobey Lageeyo Si hadii Maleesiyaadka Puntland iyo S/Laand oo Haysta Ciidan 30 meeyo sano Been iyo Runba lagushubihayay oo lalahaa Dadka waa maxmiyad aad xukuntaan Looga difaaco Hadey Ucuntamiwaydo.

  5. Axmed warya says:

    CID aan ALLE WEYNE AHEYN LAGMA CABSADO.
    ADUUNKU HADDU ISUGU KAAYA TAGO WAXBA NAGMA QAADAAYO.WAX AY NA TARI KARAAN MA LEH.
    VIVA SOMALILAND .😁

  6. kaahin says:

    till this don’t understand our neighbour’s ZOOMALIYA how their little thick mind works, their obsession of somaliland is insane they hide their barbaric ideology of we are all brothers and sisters.in truth we have nathingin common ..

    finaly you zo0malis must understand that we didnt loose thousans of our people for nothing you are our enamy and we will never allow zoomala to reach a point where they are threat to us we will degrade and destroy anyone forign our domestic

    may allah bless our beloved nation–SOMALILAND

    • Somaliland united says:

      HANTI HEEGO BEENTA AYAY JECESHAHAY.DEE IMISA SANO BAY BEEN LA MEERAYSANAYAAN
      WAAR FARMAAJO AYAA MASRUUFA EE MUUSE HANDARAAB WUXUU DOONAYAA INUU GOONI LACAGTA LOO SIIYO OON FARMAAJO LOOSOO MARIN DABADEENA BLOODH KU DHACO AMA COMPANY BAAHI BIIXI LTD UU SAMAYSTO EE RUNTU WAA WAQOOYI KAMA MAARANTO SOOMAALIWAYN EE YAAN LA XIIQIN ILMO HANTI HEEGOOY.

  7. HILLAAC says:

    Waar qoladii aan qaraabada ahayn (waxay firigfirig leeyaanba) maanta godkoodiibaa loogu soo galay!

    Aniguse DAREEN baan ka qabaa mashruuc ay horboodayaan Maraykan, Yurub iyo Atoobiya. Ma waxay nimanku rabaan in ay ka burburiyaan waxan ay reer Hargaysa macmac deen oo deedna ay XALANE ka dhex samaystaan?!

    Maanta reer Hargaysoow i inyo iyo gafuur la taago idinkama saarayaan mawjadahan idinku soo furmay ee talo keena. Haddaad tiraahdaan ictiraafkii waa ka noqonnayna idiin daran, haddaad nimankan diiddaanna idiin daran.

    Ictiraafka haddaad ka noqotaan dee dhexdiinnay ka bilaabanaysaa, oo qolo waliba suufkeeday la baxasaa oo Muqdisha kula gorgor tamaysaa. Haddaad isasoo mutaxdaanna idiin daran oo culaysyaa la idiin saarayaa illaa la idin gaarsiiyo heer aydan xitaa heshiis geli karin.

    Aniga aragtidayda, khaladka ugu weyn ee aad gasheen waa markii aad Atoobiya XABIIB ka dhigateen oo aad ADDIS-ABABA isku wada shubteen ee rooga CAS laydiin dhigay ee CALANka la idiin taagay ee qolka laydinku soo xidhay.

    Siriqdii aad markaa ku dhacdeen illaa hadda waad ku jidhaan ee Muuse inta cunaha ku dhagtaan weydiiya waxa uu oggolaaday ee hadda isleeyahay ka dhuumo. Ciriqaasaa la raacayaaye odayga runta noo sheeg ku dhaha.

    Waa haddee aragtidii iyo taladii hoggaamiya ruuxiga ah ee KHUUKH-LAND State of Somalia.

  8. Haad says:

    Somaliweyn waa balaaratey saas ayaa larabaa.

  9. abdi says:

    salam
    maalintii hore ayaan sheegay in massage ku ahaa dib uheshiissin,maanta odayga lawaraysanayo ayaa fasiray ujeedadii safiirka.
    marka laba shay aan iftiimiyo
    a)majirin abidkeed laba dowladood oo layidhaahdo somalilnd iyo somaliya oo dagaal dhex maray
    b) waxaa jirey beel somaliyeed oo dowladii somaliya dagaal lagalay ,dhibna kadhacay.
    c) gumaysigii ingiriis iyo talyaani hayb maaha ,somali ayaa hayb ah

  10. Ali says:

    Iska daah qaabkii somaliya loo midayn lahaa baryo kuma imaan doonto ee xoog bay ku imaanaysaa
    Hawshaasna waa lagu jiraa

  11. Hobyo man says:

    Ali say iskahadloow Ali dhibiijo adeer did laqasbaayo ma jirtee ha riyoon Dallas waa north iyo south iyagaa chose ka Leh we adi ku fayl AMA hargeysa ama mogdisho

  12. Binary Operation says:

    Anigu EU lama yaabayo waayo dowlada UK bay Brexit keeda ku qabsatay oo kula muran sanayd.

    EU Brexit ka ayay ka xumayd kaba Soo horjeeday nin nooca ah oo talyaanigii xamar gumaysan jirayna ku jiro Somaliland marka horeba inay xal ka sugto maahan.

    Turki iyo EU isku halayn maleh, sababta aan EU u magac dhabay waxa weeye shacabka UK ayay ku cabudhinayeen midnimadooda fashilka noqotay ee sii dhacaysa.

    Kolka UK, USA, UAE Iyo AU uun arrinta halagu Soo koobo

  13. Binary Operation says:

    Somaliland ahan cid na khasbi karta ma jirto

    Xasuus mudan israaca 60 kii doonista yaday ku hirgashay maantana doonistayda ayay ku soconaysa

    Gaal Ku Soo jeedin uunbu nagu Leeyahay. Hadaan taada ku raaco gaaladu Somaliland waxba may gashan waxna kuma leh. Haday wax goostaana waa inta doorashooyinkuun bay qaybtoodii goosan. Waxba uma noqonayno caydh yar oo la goostay.

    Somaliland inay hore u socoto oo isku filnaato ayay u socota oo caydha ka maaranto waa sababta aynu maalgashiyada usoo jiidanayno.

    Nagu filan oo naga badan madaarada Berbera Iyo hargeysa, Berbera corridor dekeda Berbera warshadaha daqiiqda, sibidhka Iyo shiidaalka qaydhiin.

    Itoobiya iyada baahi u qabta Somaliland oon deked haysan dadkeeduna gaadhayaan 100 million.

    Eritrea gaaladu way isku day day inay hor istaagto madaxbanaanideeda wayse ku dhici wayeen oo sanduley ugu meel martay.

    Waaba anakoo Somaliland ah oo gaalo waxba naga joojin karin. Soo jeedin uunbay ku leeyihiin ee nooma taliyaan sida reer koonfur ka.

  14. Raamaleey says:

    Waxaan Hubaa HADII Magaalada Koonfurta UGU wayn ee Mugadisho iyo SHACABKA koonfurta soomaliya Siyaasiyiin LAMID AH DAWLADA DHEXE EE HADA JIRTA AY 4SANO OO DANBE LOOGU DARO AMA DALAD IYAGA WADADOODA OO KALE HAYSA LEH WADA SHAQAYN DHAB AH SIYAASAD CAD OO MINTID AH OO LAGU DHAQAYO DHAMAN SOOMALIYA XUDUUDAHA NA LAXIDHO KIINYA IYO EITHOOPIANA SIYASAD DEGAN OO QOTO DHEER LAGULA DHAQMO WAX KAHADHAYA MIDNIMADA SOOMALIYA MAJIRAYSO ONLY KOONFUR SOOMALIYA BAA WAXAY 25 SANO NOQOTAY IN SOOMALIYA MAGACEEDA LOOGA SHAQAUSTO OO AAN WAX LOOGU QABAN MUQDISHO CAASIMADII SOMALIYED BAAD WAXAAD MAQLAYSAA SIYASIYIIN LEH UNUKAA LEH IYO HADALO JAAHILNIMO IYO BURBUR U HORSEEDAYA SOMALIYA MUQDISHO IYO SIYASADEDU DAWLADAN HADA JIRTA MOOYEE MA JIRIN DAWLAD SIYAASAD CAD LALEH DERISYADA EITHOOPA IYO KIINYA IYO ADUUNYADA KALE OO DHAN TANKALE SOOMALIYA OO DHAN WAXAA SOO NOOLAADAY QABKII UMAD NIMO IYO KUDHAQAN DAWLAD CIIDAN MUUQDA TAMAR GELISAY SHAQAALE IYO DHAMAAN GOLEYAASHII FULINTA OO WADA SHAQAYNAYA SI akhlaaqleh kala DAN bayn leh oo LAGU soo WADA hiranayo dawladaan maanta joogta somaliya HADII 4sano oo kale ladoorto waxaa hubaal ah IN rag badan iyo kooxo badan oo waxaan lugoyo iyo Ke OS ahayn soomaliya HAYN dhamaan KUWAAS iyo dawlado badan oo hanqaltaag weli somaliya MAHAYO INAY madaxa Uga taag naadaan WAA SII DHIMANAYAAN KUWAAS KOOXAHA GOONI DOONKA OO SIYASIYIN KOOBAN OO BEESHA ISAAQ AHNA IYANA WAA KUQUUSAN DONAAN GOONI RAADIN WAAYO UMADU WAXAY RABAAN SHAQO NOLOL HORUMAR IYO DEGANAAN CADAALAD DAR YEEL TOOS AH INTAAS WAXAA HUBAAL AH INAY SOMALIYA KADABA GAYN KARTO DAWLADIHII GEESKA AFRIKA EE 30SANO AY NAGA REEBEEN SIYAASIYIINTA QAABKA XUN EE AAN HAN MUG LEH IYO MID UMADEED MIDNA LAHAYN EE ILAA MAANTA HADHAADI GOODII HOR FADH FADHIYO AMA WADA BAKHTI SUGEYAASHA AH ILAAHAY BAA MAHAD OO DHAN USUG NAATAY VIVA ALLSOMALIYA




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...