600 Daawo sawiro:Somaliland Oo Yeelatay Warshad Soo Saarta Daqiiqda,+Wax Badan Ka Ogow, | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo sawiro:Somaliland Oo Yeelatay Warshad Soo Saarta Daqiiqda,+Wax Badan Ka Ogow,

Maamulka somaliland ayaa yeeshay Warshadda Daqiiqda,, (Burka) taaso laga dhisay Magaalada Berbera,

Warshada Ayaa Soo Saartay Daqiiqdii Ugu Horeeysay Ee Warshaddu Samayso oo Isla Deegaanka Maamulka Somaliland Ayaa Maanta Lagu Kala Iibsanaayey daqiiqda.

Warqshadan ayaa awood u leh inay maalin kasta soo saarto 300 Tan oo Daqiiq ah,

Sidoo kale Taangiyadda loogu tallo galay Kaydka Qamandiga laga sameeyo Burka Ayaa la sheegay in Halkii Taangiba qaadaayo 7500 Tan,

Dhismaha Warshadan ayaa socday Mudo labo Sano ah waxaana labi laabay 2018.

Qalabka Warshadan waxaa laga keenay oo Iska leh Shirkadda Alapala oo ah Shirkad Turkish ah,

Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 36)

  1. LAFARUUGAAWI says:

    KASTUUMO WEB

    MAANTUUN BAAD RUN SHEEGTAY

    BOQOLAAL WERSHADOOD OO KALAA SOO SOCDEE HA KANIXINA’E KU NAAX.

    http://www.shidaalka somaliland.com

  2. Axmed warya says:

    Lafaruugaawi.ķkkkkkkk

    • LAFARUUGAAWI says:

      AXMED

      BERBERAAWI NA WAA ANIGII UUNE
      WAAYO KEYBOARD ERROR BAA IGU DHACAY.

      HAMBALYO REER BERBERA WARSHADII SIBIDHKUNA WAY IDIIN SOO SOCOTAAYE.
      MAASHA ALLAH DAD BADAN BAA SHAQO KA HELAYA.
      @ horumarka somaliland.com

  3. A k a muuse says:

    warshada ma habar jaclo ayaaleh mise sacad muuse
    Soo caree cidale

    • GARBADIIRI GACAN LIBAAX says:

      A K MUUSE ——!!
      XAASID QUDUUCA AYAAD TAHAY.

      ADIGA BILAASH BAANU DAQIIQDA KU SIINAYNAAYE FIXISO SOO IIBSO SI AAD XAYAYSIISYE NOOGU NOQOTO

      # hankaagu ha dhaafo reer hebel.com

      • Wwaawareeydu xeey tahay says:

        Wariseey Farureey waa iideedii oo waxeey heshay bur dabada looga alxamo si loo shamiiteeyo,mabruuk Daba hambalaaluqoow balse waa tii siyaad Barre oo dib loo kiciyay taasna Odaygii Qalalka qabay ayaa jabhadaha kusii jeedinaaya balse ildab Baahi aa usoo jeesanaaya ileen wax dhacoow
        aa loo daayee.Daboolow cun lafahaas☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀

    • Nofaqash says:

      iimanaka laga aqada malinta ramdaan mabruuuk dheh cid lehbaa risiiqa illahey baxsho alaxmdllah la yidhaa mde kal e maba laha reer e=waxa leh somali oo dhan

      • Wwaawareeydu xeey tahay says:

        Wariseey Farureey waa iideedii oo waxeey heshay bur dabada looga alxamo si loo shamiiteeyo,mabruuk Daba hambalaaluqoow balse waa tii siyaad Barre oo dib loo kiciyay taasna Odaygii Qalalka qabay ayaa jabhadaha kusii jeedinaaya balse ildab Baahi aa usoo jeesanaaya ileen wax dhacoow
        aa loo daayee.Daboolow cun lafahaas☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀

  4. Yusuf says:

    Yaa filayay in sawirkani noqdo magaalooyinka London iyo Washington mooyee magaalo ka mid ah mgaalooyinka Jamhuuriyadda Somaliland sida caasimadda dhaqaalaha jamhuuriyadda Somaliland ee Berbera, Allaa Mahadad Leh.

    • LAFARUUGAAWI says:

      YUSUF

      WAAR DEE MAGAALADA HA NAGA CAAYIN INAADEER

      OO HA NAGA XANAAJIN YAANAAN HADDAANU NAHAY REER MIDLANDS SOMALILAND REPUBLIC INTAAN BURCO ILAA HARGEISA XIDHANO AYDINAAN MACALUUL U BAKHTIYINE OO DJ JIBOUTI IYO ETHIOPIA U TAHRIIBIYE.

      YUSUF

      WAAN KULA KAFTAMAYAAYE MALAA QUBA JOOG BAAD TAHAYE SOMALILAND REPUBLIC WAY TAALLAASATAY’E WERSHADDA SIBIDHKUNA WAY SOO SOCOTAAYE SAAMILAYDAYADA KU SOO BIIR.

      @ xornimo sumadlaa.com

  5. GARBADIIRI GACAN LIBAAX says:

    A K MUUSE ——!!
    XAASID QUDUUCA AYAAD TAHAY.

    ADIGA BILAASH BAANU DAQIIQDA KU SIINAYNAAYE FIXISO SOO IIBSO SI AAD XAYAYSIISYE NOOGU NOQOTO

    # hankaagu ha dhaafo reer hebel.com

  6. axmed says:

    guul.somaliya

    • LAFARUUGAAWI says:

      What’s idiot you’re talking about?!!.
      I’m never heard a country called Somalia but i heard faqash somalo that everyone can slave them.
      @ SOMALILAND POWER.COM

  7. Ahmed Somalilander says:

    Wershadihi afweyne idin dhisay boodhka ka jaafa dee

    • GENERAL LAFARUUGAAWI says:

      Kkkkkkjijijiji
      KKKKJKJIKJIKJIJI

      AF LAGAADO QARAN

      XEERKA LAMBAR 12
      FARQADIISA 9 AAD
      KU LIFAAQAN XEERKA CIQAABTA GUUD 415
      WARSHADII AFWEYNE IDIIN DHISAY BOODHKA KA JAFA DEE!!.

      KKKKJKJIKJIKJIJI

      MIYAAD KAFTAMAYSAA MISE WAAD KA LAYDHISAY’E
      SOMALILANDER BAAN AHAY IYO FAQASHTII BAAN AHAY ISMA QABATEE.
      MALAA ADIGU REER – – – – – – – – – – AYAAD TAHAYE HANA CAWRYIN

      FAQASH FAQASH SOMALO SAW TII WAX KASTA BILILIQAYSATEY MALAA ADAABA BILILIQAYTAASHII KA MID AHAAYE TELEFOONKAAGAA WAANNU HAYNAAYE HADDAANU NAHAY CRIMINAL INVESTIGATION SOMALILAND REPUBLIC WAA INOO BERRITO ADAABA WAR HAYA’E WALIBA MA BAXSAN KARTID WAAYO XUDUUDAHA SOMALILAND REPUBLIC WAY XIDHAN YIHIIN (GPRS) NA MOBILE KAAGA WAANNU KU RAKIBANAY. IYO JEELKII MADHEERA.
      @ rru somaliland.com

      • Wwaawareeydu xeey tahay says:

        Wariseey Farureey waa iideedii oo waxeey heshay bur dabada looga alxamo si loo shamiiteeyo,mabruuk Daba hambalaaluqoow balse waa tii siyaad Barre oo dib loo kiciyay taasna Odaygii Qalalka qabay ayaa jabhadaha kusii jeedinaaya balse ildab Baahi aa usoo jeesanaaya ileen wax dhacoow
        aa loo daayee.

  8. hagaajiye says:

    lafaruug, waa waraabe kudaafad taagan oo laf geeloo latuuray haysta in cid sadroon haysataa jirto umaba haysto bal somalida kale eeg wuxuu ilaahay siiyey oo nimco ah bad iyo beri ,lafaruug waraabe dawladii siyaad waxaa laysku odhan waxaa tahay faqash iyo waxaa dhoqosh,kolka hzdaadan faqash ahayn dhoqosh baatahay,suaal?mataqaan macnaha faqash iyo dhoqosh?

    • LIBAAX CIIJE says:

      HAA
      WAAN AQAANAAYE WAR HEEDHEE BOOWE SEEDIGAA KA XISHOOD LAFARUUG CITY WAA MAGAALADAN KU DHASHAYE
      Kkkkkkkijikiki

      JUST CLICK ON
      @ FAQASH.COM

      OR

      @ XASUUS REEB.COM cm

  9. hagaajiye says:

    dameero iyo doc kayeedhba daankaa lagu dhuftaaye ma dawac baad ahayd isagaa dhurwaaga daba qayliyee

  10. Basha says:

    Malyuun mabruuk

  11. Ceelaawe says:

    Markaa maxay daqiijineysaa ma daafidii xabashka mise chinese fake rice illeen waa is ognahay Oo af cagaarshe Qamadi Uma baxayee

  12. Wake Up says:

    Qamadi waa ka baxdaa:

    1. Smaliland
    2. Somali State(Jigjiga)
    3. Somalia.

  13. Kader says:

    Masha’allah. This is just the beginning.
    More factories and investments to come Berbera and somaliland in general. 1960 – 1991 laba warshadood oo keliya, tii kaluunka ee laasqoray iyo tii sibidhka ee berbera (ee wixii kadhacay hirgelinteeda lawada ogaa oo ladoonayey in koonfur laga dhiso iyadoo sibidhku buuraha berbera kabuuxaan) laakiin siilaanyo si cilmiyeysan ugu dagaalamay mooyaane aan wax kale laga hirgelin oo si cad loola dagaalamayey uun. Maantana waad aragtaan waxa maalgelin iyo horumar kasocda. The difference between somalilanders and other Somalis in somalia is that our respective brains don’t function the same way. Ours is programmed toward being innovative and creative thinking. Theirs is mainly arranged to destroy and loot. And no value for human life. Just look at what afweyne, abdilahi Yusuf, abdi iley,sayid abdile hassan and farmaajo all had done to their people. In other words – we build, they destroy, period!

  14. Binary Operation says:

    Mashallah guul Somaliland

    Tii sibidh ka Iyo tii shiidaalka qaydhiin sifayn lahayd ba way soo socdaan oo dhexda ayay kusoo jirtaa.

    Hadaanu reer hargeysa nahay Berbera way haha badisay xagii tartanka warshadaha Iyo maalashiga shisheeye! 😂😂😂

    Guul Somaliland oo idil baan leeyahay.

    Sidaanu daqiiqda Jaban maanta u helayno ayaanu beri ka maalin heli doona shiidaal jaban kayse jaban iyo sibidh jabin Iyo ranji ama istambar jaban.

    Guul Somalilandey halka ka hay oo kasii qaad guusha.

    Berbera corridor Iyo Berbera port na dhexda ayay kusoo jiraan inshallah iyana.

    Dhalinta yaduna inshallah barnaamijka shaqo qaran Wuxu inoo noqon mid shaqooyin badan inoo abuura oo camal la’aanta Qaadka inoo gaysay inaga saara.

    • Binary Operation says:

      Sixid

      Kayse Jaban = laydh jaban

      Haha badisay = naga badisay

      Sibidh jabin = sibidh jaban

    • Wwaawareeydu xeey tahay says:

      Wariseey Farureey waa iideedii oo waxeey heshay bur dabada looga alxamo si loo shamiiteeyo,mabruuk Daba hambalaaluqoow balse waa tii siyaad Barre oo dib loo kiciyay taasna Odaygii Qalalka qabay ayaa jabhadaha kusii jeedinaaya balse ildab Baahi aa usoo jeesanaaya ileen wax dhacoow
      aa loo daayee.Daboolow cun lafahaas☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴🦴💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀

  15. mohamuud says:

    idinkaa kanaxa horumarka somalia anigu waa soo dhawaynaynaa

  16. Wwaawareeydu xeey tahay says:

    Wariseey Farureey waa iideedii oo waxeey heshay bur dabada looga alxamo si loo shamiiteeyo,mabruuk Daba hambalaaluqoow balse waa tii siyaad Barre oo dib loo kiciyay taasna Odaygii Qalalka qabay ayaa jabhadaha kusii jeedinaaya balse ildab Baahi aa usoo jeesanaaya ileen wax dhacoow
    aa loo daayee.

    • Caynaanshe says:

      WAARYAA HEE MA DAQIIQDAA IDINKU CUSUB OO OROMADII DALKA QABSATAY BAA TIHIIN OO MIYAY AHAYN TII KACAANKA OO DIB LOO USKUMAY DEE JOOJIYA CABAADKA.

  17. Hobyo man says:

    Ceelaawe magacaaga sheegaya inaad ceelaawe tahay oodan ceelna kuu qodnayn waxaad u kici ladahay waa xasidnimo dad kaa hormaray xasdaysid burku adigaa ku qasban inaad gadatid macnona ma samaynayso qabadi la beero waxay ka dhigan tahay ariga berbera laga dhoofsho badankoodu adiyo laaska iyo somali kle ayaa Keenan xasid maseeray iga dheh

  18. Dhegdheer says:

    Warshada waxaa leh ganacsato Turkish we reer qoomuluud waxba kama oga




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...