600 Deg Deg Daawo:Bahal Sanaag ku Laayay Caruur oo La Dilay. | khaatumo news online
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Bahal Sanaag ku Laayay Caruur oo La Dilay.

Bahal hoose oo ah nooca halista badan ayaa xalay laba carruur ah ku cunay miyiga degmada Xiingalool ee gobolka Sanaag ayaa goor dhoweyd lagu dilay halkaasi kadib saacado la baadi-goobayay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Labada carruurta ah oo da’dooda lagu qiyaasay 5-sano jir iyo 7-sano jir islamarkaana uu dhalay qoys Reer Miyi ah oo deggan nawaaaxiga magaalada Xiingalool ayaa saaka la aasay kadib markii ay u geeriyoodeen qaniinyada bahalkaas.

Bahalka oo ka soo baxay kob halkaas ku tiillay ayaa xalay hurdada ku miray labadaasi carruurta ah oo wada jiifay sida laga soo xigtay waalidkooda.

Dadka degaanka oo saaka baadi-goob ugu dhaqaaqay bahalkaas si dadka haray looga badbaadiyo ayaa markii dambe ku guulaystay dilkiisa sida ay sheegeen xubno ka tirsan Qoyska dhalay carruurtii uu cunay .

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Geelle says:

    AX AX, Innaa LIllaah, wa Innaa Ileyhi RJCN
    Illaahay Samir iyo iimana haka siiyo waalidka 2da carruur ah ka duinteen, weliba hooyadaa, Allah howgu shafeeco maalinta qiyaamaha. I am really sorry, I felt it, I am a dad I can imagine

  2. Haliye says:

    Runtii Soomaalidu waa dad islaam ah oo ilaahay iimaan ku manaystay.
    Ilaahay Samir iyo iimaan ha idinka siiyo. waxay ku fiicnayd in reer ka loo gurmado oo xaaladooda hoos loo fiiriyo.




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...