600 Deg-deg Daawo Video:- Beesha Wacays Aadan Oo Ciidankii Ugu Badnaa Ku Wareejiysey Maamulka Somaliland | khaatumo news online
dahabshiil

Deg-deg Daawo Video:- Beesha Wacays Aadan Oo Ciidankii Ugu Badnaa Ku Wareejiysey Maamulka Somaliland

Ciidamo maleeshiyaad ku sugnaa deegaanka hurufadhi oo lagu sheegay in ay kasoo goosteen Jabhada SSC ayaa lagu wareejiyey Somaliland.

HALKAN KA DAAWO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 29)

  1. mohamud says:

    hhhhhcayda arka

    • Xagarciideed says:

      Wacays Aadan ma bilaashbaa loo odhan jirey dhabara adag, “ilawshiiyo dhawaa ma umulbaa” Kalshaale miyeey ilaaween, hadday ciidan doonayaan kuwa dawlada fedral-ka ee hadda qaata 300 ee Dollar, mey ku biiraan, taasaa u dhantaye.

  2. mohamuud says:

    war meesha kataga qarankiina lawaaye’hadaad ciidan noqonaysaa’ciidanka xooga dalka soomaaliyeed maad ku biirtaan waxani waa cay caadiya

    • Gelle says:

      Somaliland bayou wada leenahay, waa dalkiinii, dad baa Sool qudha ku dhegsan, waar ~Berbera ayaad leedihiin, Burco ayaad leedihiin, Ceerigaabo ayaad leedihiin, Caqligii baad ka shaqaysiiseen, Wallaweynta waxaan ka yeelayno aan ka wada tachano, Somaliland Guul, Guul, Tani kala marami mayso, we love you, Horumar aan ka shaqaynayno walba waa isku dhexeirnee

    • geelle says:

      Adeer, Xaarmaajo iyo Kheyrlaawe waa ogaayeen inay ssc jabhaddoodu halkaa joogto, maxay ugu soo diri waayeen raashin iyo mushahar iyo hub, dan wallaahi kama laha, miskin k├╝laha ciidan soomaali, Galmdudug baa 40 million lagu kharash gareeyey, Jubbaland baa 50 million lagu dejinayaa mareexaan, inamadani dantoodii bay garteen, wallaahi iyaga ayaa cid walba ka Caqli badan, dhulbhantii gudaha joogay dantoodii waa gartay, waxa xildhibaan xamar jooga midi uma iman maalin, somali waa is baratay 30 sano, waligaaba wax iska soo qorqor, waligaaba is gabby, waa lagu fadsiin, waligaaba gooji

  3. Ali says:

    ALLAH KARIM.Dadka S.Land sida lawada ogtahay, Halmarbey Maalintii Waxcunanaan.si midkasta 100 dooler looguhelo Jabhadan cunshuurta unbaa lagusiikordhin wadhatada burco iyo Hargeysa.Nabsi ay horey ugurteen baajira kolaba

    • Yusuf says:

      Alla maxay caloosha socotaa oo uu caawa xaarku ka socdaa, Majeerteenkii afka ka sheegan jiray beesha magaca wayn ee DHULABAHANTE iyo deegaanadooba iyo afatii kala ee qurbaha ku saaqiday ee necbaa heshiika Dhulbahante iyo daaladooda jamhuuriyadda Somaliland.

    • geelle says:

      cuntada somaliland laga waayey, halka laga cunaa, reer somaliland oo dibadda loogu maqneyn ma jirto, berbera, wajaale, lowyacado , tukaraq , maydh, xiis , seylac intaasa waa wada custom cashier ka timaado, dubai baa noo dheer iyo uk, iyo SDF somailand development fund, Norway, Sweden, yaa dhisay magaaloyyinkii la dunshay, haddii somaiiland wax lagu suni waayo wallaan meel soomaali jogt oo wax laga cunayaa jirin

  4. Kaahin says:

    Congratulations. Abtiyaasha well come home oodi ab kadhaw inagaa is ah guri Walba waxaad is dhasheen ama ama is xigtaa baynu nahay

  5. Mo says:

    Calool baahani waa gun ninkii wax ku shubtaana iska leh!!!

  6. HILLAAC says:

    GOOD JOB!

  7. Maakhiri says:

    BOQolkaa Doolar Weeye ujeedku
    Arinkale mataal slnd intaas
    Ayaay uqabtaa ictiraafkii
    Markaa waaloo.imaan
    Ciidan Somali ayaay Noqondoonaan

    • geelle says:

      Maakhir wallee adiga ayaa waalan, kuwii wersangeli waa ku daba jiraan, oo maalin walba Soedan, Illaahay baa isbaday dadkan, Ingiriis bilaash isuma raacin, wuxuu arkay inay isku mid yihiin, dhaqan, feker, cidna ma kala saari karto, ciidanka soomaaldiyeed ee Aad shheegaysaa waa kuwii shalay xaasaskii raggoodii la dilay ka mudaharaadayeen villa somali horteeda, ee shilin la siin waayey, waa kuwa afgooye iyo xamar isu furi waayey, inamadani caqligooda ayey qabaan, wallee dhulbahante ayaa waalan sanadahan ayey hadhay,

  8. HILLAAC says:

    Waar Dhulbahantoow, Iidoorkiinnaa iskala hilbaysta inta Habar-awashu hayso maamulka!

  9. Oday says:

    Dhulmahante ma oga in Soomaalidiidkii ay u dhamaatay oo hargeysa lays qalanaayo, war dadyohow busaaradu dawakhisay mushahar iyo bariis dambe ma jiree iska kala taga oo guryihiina aada cudur baa jira aduunka lkn adinku aduunyo wax kama ogidin oo shilin baa idiin muuqda sidaas ayaadna ku dhimanaysaan adinkoo bariis raadinaaya

  10. Darwiish says:

    Aduunoow ba’a daraawiishtii qabka waynayd ma dawarsi iyo igu shubaa u dambaysay!!? Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa geel ninkii lahaa dhacayo lama dhicinkaro iyo sac ruqa ah oo ninkii lahaa saynta kaga taaganyahay lama kicin karo!!

  11. firdhiye says:

    waryaadhaheyn yaa dadkan af garta war walee Somaliland Republic socotay kii ka hadha qarax ha soo quuto

  12. Cantar says:

    War waxaan yaa dhahay daraawiish dhulmahante ayey ahayd, daraawish ciidan bey ahayd Soomaaliyeed oo Soomaaliya geeseheeda iskaga kala yimid, ee beenta halayska dhaafo, hadaad dhulmahante rabtid waa kuwaan bariiska raadinaaya ragna iskama dhiciyaan oo waa maato faysal cali dhurwaa iska haysyo,
    Qayilaad iyo khamri baa ku filaaday

  13. Somalilander says:

    Ama diid ama doon… ama khambri sida Axmad Laari ka dhereg ama daar iska soo tuur.
    Somaliland waa caws jiilaal, waa lama huraan.

  14. Raamaleey says:

    Soomali land waa gobalada Waqooyi xoolhii goboladaas HADII DAWLADA soomaliya khaatumostd maakhir somaliland haday kala guriwaydey ragaas waxaas Leeyahay reer wacays aadan OGAADA Weli Lama Heshiin oo weli may MAR furan Gobalada waqooyi Dheesha dheela oo sida ina canbaasha wixiinu Qadimaad hanoqdeen inta Ur UBaxayo

  15. AARKA BURCO says:

    Masha Allah guul Somaliland!

    Horaa Loo Soconaya.

  16. A k a muuse says:

    Wacas Adam waa laandheerha
    Buuhoodle
    Oo meeshii yaakuhadhay Marian
    Reerkii miyuu waashay
    Soomaaliwayn baa lawada aadaya mise Ethiopia lagubiirayaa xagee loosocdaa
    Somaliland xamarbay aaday
    Suldaankii iyo boqarkiiba shacabkii ayay horkacayaane.

  17. raage says:

    Dulbahante waxa magaca kadile kuwan oo kale ALLE haidiin soo hanuniyo.

  18. binary operation says:

    buhaa buhaa

  19. Kader says:

    Reer sheikh isixaaq reer ka xoolo badani majiraan markaa waxaanu

  20. Kader says:

    Markaa waxaanu idin leenahay “yaahoo”. Hana cunina. Waa sidaa iyo abadan iyo faqash dambe. Homeless kii iyo agoontii kacaanka weeyaan waxaa caytamaya.

  21. Takar says:

    Kaadib waryaa goormey snm noqotey dawolad
    Ma qabiil baa qabiil udowladeya hadal ba waxaa ka hadhey intaan ku arkayo markaas baad og San Leena Dawlad ah
    Dadaada Siria hablaha xidhan siyaadii

  22. Gelle says:

    Somaliland bayou wada leenahay, waa dalkiinii, dad baa Sool qudha ku dhegsan, waar ~Berbera ayaad leedihiin, Burco ayaad leedihiin, Ceerigaabo ayaad leedihiin, Caqligii baad ka shaqaysiiseen, Wallaweynta waxaan ka yeelayno aan ka wada tachano, Somaliland Guul, Guul, Tani kala marami mayso, we love you, Horumar aan ka shaqaynayno walba waa isku dhexeirnee




script>
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...
”Axmed Karaash Isaaq Ayuu Geenaya Yoocadda Ma Noqon Karta wax Rag La iskaga Dhiciyo”
- May 25, 2020
Waxaa wali cirka taagan Khilaafka Madaxweyne Deni iyo Ku xigeenkiisa kaaso meel qarar maraya ...