600 Imaaraadka Oo Diyaarad Drones Ah laba Jeer Dulmariyay Xarunta NISA Ee Muqdisho, | khaatumo news online
dahabshiil

Imaaraadka Oo Diyaarad Drones Ah laba Jeer Dulmariyay Xarunta NISA Ee Muqdisho,

Diyaarad Drone ah, oo aan la xaqiijin cidda iska leh, ayaa galabta laba jeer dul-martay xarunta hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomnaaliya ee NISA, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay noo sheegen.

Diyaaradda ayaa aad ugu dhowaatay xarunta korkeeda, taasi oo hoggaamisay in ilaalada xarunta ay rasaas ku furaan, sida ay wararka sheegayaan.

Illaa iyo hadda si dhaba h looma xaqiijin karo dalka laga leeyahay diyaaraddaas iyo halka ay kasoo kacday, hase yeeshee ilo-wareedyo ka tirsan NISA ayaa sheegay inay tuhunsan yihiin in diyaaraddaas laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

Haddii arrintan ay xaqiiq noqoto, waxay ka macno tahay in xiisadda iyo dagaalka ka dhaxeeya dowladda federaalka iyo Imaaraadka Carabta uu gaaray heer aan caadi ahayn, oo aad u xun.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Mohamed says:

    Waar bahasha dhulka soo dhiga markaas baa la ogaani cida lahe




script>
Daawo:Reer Buuhoodle Oo Kabo Ku Salaamay Xildhibaan Deni Usoo Diray,
- May 27, 2020
Waxaa Maanta Buuhoodle Soo gaadhay Xildhibaan Abdirisaaq Mohamed sahal Oo kamid Ah Barlamaanka ...
Deg Deg Daawo:Beesha Ugaadhyahan oo Digniin Udirtay Majeerten iyo Deni.
- May 27, 2020
Beesha Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Axmed Karaashoo Maanta warbaahinta kula hadashay Deegaanka ...
Daawo:Fadeexad Haweenka Majeerten Oo Si Xun U Weeraray Karaash,
- May 26, 2020
Haweenka Beesha majeerten ayaa si cadho leh uga hadlay khilaafka Madaxweyne Deni iyo ku ...
Daawo::Beesha Mareexaan Oo Si Kulul Uga Hadashay Hadalkii Ka Soo yeedhay Madeira
- May 26, 2020
Odayaasha waxgaradka Siyaasiyiinta Beesha Mareexaan ee ku sugan Caasimada soomaaliya, Muqdisho Ayaa Si kulul ...
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Hargaysa
- May 26, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay ...